Wararka Maanta
Dowladda Federaalka oo Haween Soomaaliyeed u diiday Shirka ay uga qeybgeli lahaayeen Dalka Talyaaniga
Jimco, June 01, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diiday in ay shir u tagaan Dalka Talyaaniga Haween Soomaaliyeed oo marti-qaad ka helay ...
Warkii oo dhan »
Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo loo helay dhaqaalihii ugu horeeyay
Jimco, June 01, 2007(HOL): Shirka Dib u heshiinta Soomaaliyeed ee dhawaan lagu qaban doono Magaalada Muqdisho ayaa loo helay dhaqaalihii ugu horeeyay ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo la kulmay Madaxweynaha Liibiya
Jimco, June 01, 2007(HOL): Hoggaamiyaha Liibiya Col. Mucamar Al-Qadaafi ayaa magaalada Sirta ee Dalka Liibiya waxaa uu kulan kula qaatay Madaxweynaha ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Liibiya u dhoofay
Khamiis, May 31, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka amba baxay Maga...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in uu wax ka qabanayo Dilalka iyo Qaraxyada ka dhaca Magaalada Muqdisho
Khamiis, May 31, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uu wax ka qabanayo amni darrada ka jirta Magaalada Muqdisho, xili...
Warkii oo dhan »
Taliyaha Saldhigga Magaalada Kismaayo oo ka badbaaday isku day lagu dili lahaa
Khamiis, May 31, 2007(HOL): Taliyaha Saldhigga Booliska Magaalada Kismaayo Ibraahim Khaliif Shan-Fool ayaa xalay ka badbaaday isku day lagu dili lahaa...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Beelaha Hawiye oo ku baaqay in la joojiyo Qaraxyada iyo Dilalka Muqdisho ka dhaca
Khamiis, May 31, 2007(HOL): Odayaasha Beelaha Hawiye ee sida weyn uga soo horjeeday Dowladda Federaalka Soomaaliya balse iska gaabsaday wixii ka dambe...
Warkii oo dhan »
Hay'adda CRD oo aqoon-isweydaarsi ku saabsan Dhisidda Nabadda u qabatay 43 Haween ah oo ka kala socday Gobollada Bay iyo Bakool
Khamiis, May 31, 2007(HOL): Xarunta Cilmi Baarista iyo Wadatashiga Soomaaliyeed (CRD), ayaa aqoon-isweydaarsi labo maalmood soconayey u qabatey haween...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan Magaalada Beledweyn oo Qarax lala beegsaday
Arbaco, May 30, 2007(HOL): Saakay 8:30-kii subaxnimo ayaa mar kaliya laga maqlay Xaafadaha Magaalada B/weyn Qarax aad u weyn oo ka dhacay goob aan ka ...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo iyo Dilal Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Arbaco, May 30, 2007(HOL): Habeenkii Xalay ahaa ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay dilal loo geystay Dad Rayid iyo Ciidamo isugu jira iyo qaraxyo...
Warkii oo dhan »