Wararka Maanta

Maamulka Gobolka Banaadir oo Wareegto ka soo saaray Gaadiidka la dhigo Hareeraha Waddooyinka

Maamulka Gobolka Banaadir oo Wareegto ka soo saaray Gaadiidka la dhigo Hareeraha Waddooyinka

MAY 30, 2007

Arbaco, May 30, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ee dhawaantan la magacaabay ayaa wuxuu soo saaray Wareegto lagu mamnuucayo Gaadiidka la dhigo har...

Warkii oo dhan »
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka jawaabay Hadalkii Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya

Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka jawaabay Hadalkii Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya

MAY 30, 2007

Arbaco, May 30, 2007(HOL): Guddoomiyaha Golihii Shuurada Maxkamadihii Islaamka Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa si kulul uga jawaabay hadal uu sii daaya...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Liibiya ku sugan

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Liibiya ku sugan

MAY 30, 2007

Arbaco, May 30, 2007(HOL): Wafdi ka socda Dowlada Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada Dowladda Federalka Soomaaliya Xuse...

Warkii oo dhan »
Shir ay Qowmiyadda Digil iyo Mirifle ku yeelatay Dalka Mareykanka oo talo iyo taageero loogu soo jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

Shir ay Qowmiyadda Digil iyo Mirifle ku yeelatay Dalka Mareykanka oo talo iyo taageero loogu soo jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

MAY 30, 2007

Arbaco, May 30, 2007(HOL): Waxaa lagu soo geba-gebeeyey Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ee carriga Mareykanka shir ay isugu yimaadeen xubno fara ba...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Hay'adaha Gagaarka ugu baaqday in ay dib ugu soo laabtaan Magaalada Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Hay'adaha Gagaarka ugu baaqday in ay dib ugu soo laabtaan Magaalada Muqdisho

MAY 29, 2007

Talaado, May 29, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay ugu baaqday Hay'adaha Samafalka Qaramada Midoobay in ay dib ugu soo laabt...

Warkii oo dhan »
Meydka Nin ay toogteen Ciidamada Itoobiyaanka ah ee Muqdisho jooga oo laga helay agagaarka Warshaddii Baastada

Meydka Nin ay toogteen Ciidamada Itoobiyaanka ah ee Muqdisho jooga oo laga helay agagaarka Warshaddii Baastada

MAY 29, 2007

Talaado, May 29, 2007(HOL): Meydka Nin dhalinyaro ah oo ay jirkiisa rasaas ku taalay ayaa saakay laga soo qaaday agagaarka Warshaddii Baastada ee Maga...

Warkii oo dhan »
Kooxo Burcad Badeed ah oo Markab ay ku heysteen Xeebaha Soomaaliya  ku sii daayay Lacag Madax-furasho ah

Kooxo Burcad Badeed ah oo Markab ay ku heysteen Xeebaha Soomaaliya ku sii daayay Lacag Madax-furasho ah

MAY 29, 2007

Talaado, May 29, 2007(HOL): Kooxo Burcad Badeed ah ayaa sii daayay Markab ay ku heysteen Xeebaha Soomaaliya kadib markii la siiyay Lacag madax furasho...

Warkii oo dhan »
Meydka Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Hiiraan oo loo qaaday Magaalada Beledweyne

Meydka Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Hiiraan oo loo qaaday Magaalada Beledweyne

MAY 29, 2007

Talaado, May 29, 2007(HOL): Waxaa magaalada Muqdisho laga qaaday Meydka Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Hiiraan Alle ha u naxariistee Marxuum Shiikh ...

Warkii oo dhan »
Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo lagu dilay Isgoyska Black Sea

Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo lagu dilay Isgoyska Black Sea

MAY 29, 2007

Talaado, May 29, 2007(HOL): Labo Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay lagu dilay agagaarka Isgoyska Black Sea ee m...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Maxkamada Degmada B/Weyne oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Guddoomiyihii Maxkamada Degmada B/Weyne oo lagu dilay magaalada Muqdisho

MAY 28, 2007

Isniin, 28, May, 2007 (HOL)  Gudoomiyihii Maxkamada B/weyn Shiikh Max'ed Muuse Ducaale ayaa goor dhaw sida wararku sheegayaan Nin ku hubeysan Bis...

Warkii oo dhan »