Wararka Maanta
Maxamed Dheere oo sheegay in ay sii socon doonaan Howlgallada lagu sugayo ammaanka Muqdisho
Jimco, June 08, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa sheegay in ay sii so...
Warkii oo dhan »
Kulan loogu ololeynayo Sharci damaanad qaadaya Xoriyadda Saxaafadda oo Muqdisho ka furmay
Jimco, June 08, 2007(HOL): Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Kulan loogu magac daray Kulanka-u-Ololeynta Sharci damaanad qaadaya Xoriyadda Sax...
Warkii oo dhan »
Ergay sare oo ka socda UN-ka oo maanta Muqdisho booqday
Jimco, June 08, 2007(HOL): Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Siyaasadda Mr. Lynn Pascoe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ...
Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo ka hadashay Idaacado ay Dowladda Federaalka Soomaaliya albaabada u laabtay iyo Xariga Guddoomiyaha Odayaasha Beelaha Hawiye
Khamiis, June 07, 2007(HOL): Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika Haweeneyda lagu magacaabo Jendayi Frazer oo magaalada London ee...
Warkii oo dhan »
Nin looga shakisan yahay in uu ka tirsan yahay Al-Qaacidada Bariga Afrika oo loo diray Xabsiga Guantanamo Bay
Khamiis, June 07, 2007(HOL): Ninka looga shakisan yahay in uu ka mid ahaa Al-Qaacidada Bariga Afrika ayaa loo diray Xabsiga uu Mareykanka ku leeyahay ...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Ganacsatada Muqdisho oo iska kaashanaya la dagaalanka Kooxaha Burcad Badeedka
Khamiis, June 07, 2007(HOL): Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa shaaca ka qaaday in...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Ciidamada Dowladda Federaalka kala wareegay Nabadgelyada Magaalada Beledweyne
Khamiis, June 07, 2007(HOL): Ciidamada Dowlada Itoobiya ee saldhigooda yahay Jente-guudisho ayaa markii ugu horeysay kala wareegay sugida Nabad-galyad...
Warkii oo dhan »
Ergooyinkii ka qeybgeli lahaa Shirka Dib-u-heshiisiinta Qaran oo laga doonay Gobollada Dalka Soomaaliya
Khamiis, June 07, 2007(HOL): Guddiga Qaban-qaabinaya Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee 14-ka bishan lagu qaban doono Magaalada Muqdisho ayaa e...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo baaritaano ka sameeyay Suuqa Bakaaraha iyo Nawaaxigiisa
Khamiis, June 07, 2007(HOL): Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay baaris ka wada gudaha Suuqa Bakaaraha, waxaana la arkayay C...
Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho oo Albaabada loo laabay
Arbaco, June 06, 2007(HOL): Idaacadaha Horn Afrik, Shabeelle iyo IQK ayaa wareegto ka soo baxday Dowladda Federaalka Soomaaliya shaqada looga joojiyay...
Warkii oo dhan »