Wararka Maanta
Guddoomiyihii afaraad ee Degmo oo saakay Muqdisho lagu dilay
Khamiis, June 14, 2007(HOL): Alle ha u naxariistee waxaa saakay aroornimadii gurigiisa lagu dilay Guddoomiyihii Degmada Shibis Marxuum Abuukar Xuseen ...
Warkii oo dhan »
Deegaanka Feer-Feer ee dhulka Is-maamulka Soomaalida Itoobiya oo lagu soo gebagebeeyay Shir lagu heshiisiinayay Beelo horay halkaas ugu dagaalamay
Khamiis, June 14, 2007(HOL): Kulan lagu waday in uu qaato dhowr maalmood isla markaana lagu heshiisiinayay Beelo horay ugu dagaalamay qeybo ka mid ah ...
Warkii oo dhan »
Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo dib loo dhigay ilaa 15-ka July
Arbaco,June 13, 2007(HOL): Guddiga loo xil-saaray Shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee lagu qaban doono Magaalada Muqdisho ayaa maanta ku dhawaaq...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in aan la baari doonin Guryaha Xildhibaanada Dowladda iyo Madaweynayaashii hore ee Soomaaliya
Arbaco,June 13, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in aan la baari doonin guryaha Xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Warkii oo dhan »
Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo ka badbaaday isku-day lagu dili lahaa
Arbaco,June 13, 2007(HOL): C/qaadir Faarax oo ah sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda ayaa habeen hore ka bad-baaday sida uu sheegay isku day di...
Warkii oo dhan »
Maamulka Degmada Xarardheere oo ka hadlay Maraakiib lagu heysto Xeebaha Xarardheere
Arbaco,June 13, 2007(HOL): Maamulka Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa shaaca ka qaaday in Seddex Markab oo Xeebahooda lagu hayo ay yihiin kuwo...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo saakay lagu weeraray Deegaanka Suuqa Xoolaha
Arbaco,June 13, 2007(HOL): Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay Deegaanka Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho ayaa Bambo Gacmeed lagu weeraray, iy...
Warkii oo dhan »
Cali Mahdi oo sheegay in Shirka Dib-u-Heshiisiinta Soomaaliyeed uu mar kale dib u dhac ku imaanayo
Talaado, June 12, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga loo xil saaray Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed Cali Mahdi Maxamed ayaa shaaca ka qaaday in qa...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo cudur-daar ka bixisay baaritaan lagu sameeyay guriga Madaxweynaha Dowladdii TNG-da
Sabti, June 09, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cudur-daar ka bixisay baaritaan ay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya ay k...
Warkii oo dhan »
Isticmaalka Baasaboorkii hore ee Soomaaliya oo 30-ka bishan ku eg
Talaado, June 12, 2007(HOL): Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in isticmaalka Baasaboorkii hore ee Soomaaliya uu k...
Warkii oo dhan »