Wararka Maanta
Burundi oo Ciidamo u soo direysa Soomaaliya
Sabti, June 16, 2007(HOL): Dowladda Burundi oo ka mid Dowladihii ballanqaaday in ay Ciidamadooda u dirayaan Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay bis...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo Xiriir ah oo Maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Jimco, June 15, 2007(HOL): Seddex Qarax oo uusan u dhaxeynin waqti dheer ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, iyadoo Qaraxyadaasina ay sababeen d...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Cusmaan Caato oo sheegay in Ciidamo Hoygiisa baaray ay ka qaateen Lacag, Dahab iyo Alaabo kale oo qaali ah
Jimco, June 15, 2007(HOL): Xildhibaan Cusmaan Xasan Cali (Caato) oo haatan ku sugan magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegay in Ciidamo Itoobiya...
Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo sheegtay in ay 4 Milyan oo Doollar ku bixineyso Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed iyo Gargaarka Bani’aadannimada
Jimco, June 15, 2007(HOL): Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay dhaqaale gaaraya 4 Milyan oo Doollar ay ku bixineyso Shirka Dib u heshiisii...
Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay oo ka shiray sidii Ciidamo ka socda UN-ka loo geyn lahaa Soomaaliya
Jimco, June 15, 2007(HOL): Xubnaha joogtada ah ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shir ay ku yeesheen xaruntooda ku taala Magaalada New York...
Warkii oo dhan »
Shan Ruux oo ku geeriyootay Bambo lagu tuuray Shineemo ay daawanayeen
Jimco, June 15, 2007(HOL): Shan ruux oo Shineemo ku daawaanayay Xaafadda Horseed ee magaalada Baydhabo ayaa geeriyootay 9 ruux oo kalena dhaawac...
Warkii oo dhan »
Ururka Samafalka Bani'aadam oo Deeq Dawo ah gaarsiiyay Isbitaalka Madiina
Khamiis,June 14, 2007(HOL): Ururka Samafalka Wadaniga ah ee Bani'aadam ayaa deeq dawo ah waxaa uu gaarsiiyay Isbitaalka Madiina oo ka mid ah Isbitaall...
Warkii oo dhan »
Fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamada Itoobiya ee Muqdisho jooga oo xalay la weeraray
Khamiis,June 14, 2007(HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa waxaa weerarro xooggan loo geystay fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamada Itoobiyaanka ah ee Muq...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif oo beeniyay in ay Isbaheysi ka dhan Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ku aas-aaseen Dalka Eritrea
Khamiis,June 14, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadihii Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa wareysi uu siiyay Wargeyska Sharqul Aw...
Warkii oo dhan »
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka oo sheegay in dib-u-habeyn lagu sameyn doono Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Khamiis, June 14, 2007(HOL): Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Col. C/risaaq Isaaq Biixi oo shalay loo magacaabay xi...
Warkii oo dhan »