Wararka Maanta
Xildhibaan Muuse Suudi oo hubkii u haray ku wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Talaado, June 19, 2007(HOL): Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, horayna uga mid ahaa Hoggaa...
Warkii oo dhan »
Kulan loogu magac daray AFRICA NIGHT oo lagu qabtay Magaalada Abu Dhabi ee Dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta
Talaado, June 19, 2007(HOL): Waxaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtay magaalada Abu Dhabi, ee dalka Isku-Taga Imaaraadka Carabta, Xaflad aad loo soo aga...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ku gacan seyray cafiska ay Xubnaha Maxkamadihii Islaamka u fidisay Dowladda Federaalka
Talaado, June 19, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadihii Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku gacan seyray cafis ay Dowladda Fed...
Warkii oo dhan »
Saldhigga Degmada Huriwaa oo markii Afaraad xalay la weeraray
Talaado, June 19, 2007(HOL): Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen Saldhigga Degmada Huriwaa, iyadoo weerarkaasina uu ku dhi...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo la dhaawacay
Talaado, June 19, 2007(HOL): Afhayeenka madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuub-sireed) ayay kooxo hubeysan ku dhaaw...
Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Denmark oo Deeq Lacageed gaarsiiyay Isbitaallada Madiina, Martiini iyo Keysaney ee Magaalada Muqdisho
Isniin, June 18, 2007(HOL): Deeq Lacageed oo ay iska soo uruuriyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Hernin ee dalka Denmark ayaa maanta...
Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gobolka Hiiraan oo amar ku bixiyay in laga guuro xeryihii Ciidamada
Isniin, June 18, 2007(HOL):Taliyaha Ciidamada Xooga dalka ee Gobalka Hiiraan Col. Axmed Max'ed Axmed (Xubeero) oo war qoraal ah soo saaray ayaa sheega...
Warkii oo dhan »
Magaalooyinka Afgooye iyo Baydhabo oo xalay Bandow ku jiray
Isniin, June 18, 2007(HOL): Magaalooyinka Afgooye iyo Baydhabo ee Gobollada Shabeelaha Hoose iyo Bay ayaa xalay waxaa si rasmi ah uga dhaqangalay band...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo hub ka soo saaray Garaashyo ku yaala Muqdisho
Isniin, June 18, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee gacanta siinaya ayaa saakay waxay howlgallo hub uruurin iyo amni...
Warkii oo dhan »
Qarax iyo Dil maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho
Isniin, June 18, 2007(HOL): Labo Caruur ah ayaa geeriyooday 8 ruux oo kalena dhaawacyo isugu jira kuwo culus iyo kuwo fudud ayaa soo gaaray kadib mark...
Warkii oo dhan »