Wararka Maanta
Maamulka Degmada Afgooye oo Mas'uuliyiin cusub loo magacaabay
Arbaco, June 06, 2007(HOL): Dowladdda Federaalka Soomaaliya ayaa Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose u magacawday Mas'uuliyiin cusub,...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo xiray qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho
Arbaco, June 06, 2007(HOL): Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee gacanta siinaya ayaa saakay waxay howlgallo ka same...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Odayaasha Beelaha Hawiye oo Xabsiga loo taxaabay
Arbaco, June 06, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Odayaasha Beelaha Hawiye Xaaji Cabdi Iimaan Cumar ayay saakay Ciidamada Dowladda Federaalka ka kaxeys...
Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo ka waramay Hub culus iyo mid fudud oo ay Ciidamada Booliska soo qabteen
Arbaco, June 06, 2007(HOL): Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo shir jaraa'id ku qabtay Hotelka Bin Cali ee ...
Warkii oo dhan »
Xubnaha la baxay Xildhibaanada Xorta ah oo cambaareeyay booqashadii uu Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya ku tegay Magaalada Muqdisho
Arbaco, June 06, 2007(HOL): Xubnihii laga saaray Baarlamaanka Soomaaliya ee la baxay Xildhibaanada Xorta ah ayaa cambaareeyay booqashadii uu shalay Ra...
Warkii oo dhan »
Meles Zenawi oo booqasho ku tegay Magaalada Muqdisho
Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi Talaado, June 05, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa maanta booqasho aan la shaac...
Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo sheegtay in ay taageereyso Dowladda Federaalka Soomaaliya
Talaado, June 05, 2007(HOL): Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay taageereyso Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku howlan in ay nabadeyso D...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in la soo qabtay Rag ku labistaa Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka oo dhac geysanayay
Talaado, June 05, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay howlgallada ay Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka iyo Ciidamada Itoobiyaanka...
Warkii oo dhan »
Jendayi Frazer oo sheegtay in 30 Xubnood oo Al-Qaacidda ah ay Muqdisho joogaan
Talaado, June 05, 2007(HOL): Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Afrika, Haweeneyda lagu magacaabo Jendayi Frazer aya...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku baaqay in wax laga qabto Amni Darrada ka jirta Magaalada Muqdisho
Talaado, June 05, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) oo warsaxaafadeed ka soo saaray xaa...
Warkii oo dhan »