4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Mar 28, 2017
Saddex sarkaal oo ka tirsanaa maamulka Puntland oo ku geeryooday shil gaari

 

Talaado, Maarso, 28, 2017 (HOL) –Col. Maxamed Jamuus, Col. Cawil Balcade iyo Sarkaal kale, oo ka tirsanaa maamulka Puntland ayaa ku geeryooday shil gaari oo ka dhacay gobolka Nugaal.

Masuuliyiinta maamulka Puntland , ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid saraakiishaasi.

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa tacsi u diray, ehelada iyo ciidamada maamulka Puntland.

Halkaan ka aqriso: 


Hassan Istiila
[email protected]
Mogadishu,Somalia