Guddiga doorashada heer federaal oo diiday natiijada doorashadii Wasiir Nuux

Axad, December, 11, 2016 (HOL) - Guddiga doorashada heer federaal  ayaa ku gacan-seyray ntiijada doorashadii uu ku soo baxay wasiirka dhalinyarrada iyo cayaaradaha xukuumada Soomaaliya Max'ed  C/llaahi Xasan Nuux oo maalintii shalay ka dhacday magaalada Jowhar.

Image result for Maxamed C/laahi Xasan Nuux

War -saxaafadeedka ka soo baxay guddiga doorashada ayaa lagu sheegay in natiijadaasi meelna ka waafaqsaneyn hanaanka doorashada dalka, waxaana wax lala yaabo ay ku tilmaameen in shaqsi horay looga reebay doorashada in uu u tartamo loo doorto kursi xildhibaannimo.

Akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay guddiga doorashada :

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]
Beledweyne, Soomaaliya