Axad, December 11, 2016 (HOL) — Guddiga Doorashooyinka Dad-ban ee Heer Federaal, ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen uga hadlay Doorashadii ka dhacday shalay Degmada Jowhar oo ah xarunta KMG ah ee maamulka Hir-shabelle, iyagoo ku tilmamaay inay tahay mid hareer marsan shuruucda doorashooyinka dalka.
Hadaba, AKHRISO Qoraalka Guddiga Doorashadu uga hadleen doorashadii Jowhar
Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya