7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 15, 2023

Arbaco, February, 15, 2023 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay bahda dhaqanka Somaliland u xilsaartay in ay la hadlaan garaadada Laascaanood ku sugan, si xal loogu helo colaada ka taagan magaalada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 14, 2023

Talaado, February, 14, 2023 (HOL) - Guddiga la-dagaalanka Lacag dhaqidda & Ka-hortagga Maalgelinta waxa loogu yeero Argagixisada ee dowladda Soomaaliya ayaa shacabka ku wargaliyay in ay ka fogaadaan tallaabo kasta oo caawin karta kooxda Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Febraayo 13, 2023

Isniin, February, 13, 2023 (HOL) - Dagaalka u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kuwa SSC ayaa caawa ka socda goobihii labada ciidan isku hor fadhiyeen ee magaalada Laacaanood ee gobolka Sool.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Febraayo 12, 2023

Axad, February, 12, 2023 (HOL) - Wararka ka imaanaya Jubbaland ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ay saakay la wareegeen saldhig weyn oo Alshabaab ku lahayd degaanka Qunbi ee gobolka Jubbada Hoose.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 11, 2023

Sabti, February, 11, 2023 (HOL) - Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay holwgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda deegaanada ku yaala Koonfurta gobolka Mudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 10, 2023

Jimco, February, 10, 2023 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday xabad joojin hal dhinac ah, oo ay ku joojinayso dagaalka Laascaanood.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]