7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 21, 2023

Talaado, February, 21, 2023 (HOL) - Ciidamada Dowladda ayaa soo afjaray dabley katirsan Alshabaab oo galabtay gudaha u galay guri kuyaala degmada Cadicasiis ee gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Febraayo 20, 2023

Isniin, February, 20, 2023 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa looga soo horjeestay qorshe mudo kororsi oo uu Xisbiga sheegay in la damacsan yahay in loo sameeyo hay'addaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Febraayo 19, 2023

Axad, February, 19, 2023 (HOL) - Laba askari oo la sheegay iney ka mid yihiin ciidankii lagu soo tababaray dalka Eretariya ayaa Maanta Wiil ardey ah ku dilay Isgoyska Baar Ubax ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 18, 2023

Sabti, February, 18, 2023 (HOL) - Waxaa goordhaw magaalada Nairobi ee dalka Kenya kusoo gabagaboobay Shirweyne labadii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday halkaas qeybaha kala duwan ee Beesha Xawaadle, sida siyaasiyiinta, haweenka, dhalinyarada, waxgaradka, Culimada iyo Ganacaatada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 17, 2023

Jimco, February, 17, 2023 (HOL) - Ku dhawaad 10 qof oo shacab ah ayaa ku geeriyooday, tiro kalena way ku dhaawacmeen madaafiic lagu garaacay qeyb kamid ah magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 16, 2023

Khamiis, February, 16, 2023 (HOL) - Dowlada Maraykanka ayaa ku baaqday in la joojiyo dagaalka Laascaanood oo miiska wadahadalka Layskugu yimaad, iyadoo sheegtay in colaada anay cidna dani ugu jirin.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]