7/5/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, May 21, 2023

Axad May 21, 2023 (HOL) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudi Arabia danjire Saalim Macow Xaaji ayaa iscasilay sababo la xariira dhaqan xume ay kula kaceen wafdigii madaxweynaha ee shirka Jaamacadda kaga qayb-galay magaalada Jidda ee dalka Sacuudiga.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, May 20, 2023

Sabti, May, 20, 2023 (HOL) - Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa Maanta markale dekada magaalada Muqdisho ku qabtay agab iyo saanad ciidan oo la sheegay in loo waday kooxda Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, May 19, 2023

Jimco, May, 19, 2023 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa baaraysa in Soomaaliland ay ku xad gudubtay cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya iyo inay jabisay xeerarka caalamiga ah ee bani’aadanimo inta uu socdo dagaalka Laascaanood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 18, 2023

Khamiis, May, 18, 2023 (HOL) - Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Maanta Dekada magaalada Muqdisho ku qabtay agab iyo saanad ciidan oo la sheegay in loo waday Ururka Al-Shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 17, 2023

Arbaco, May, 17, 2023 (HOL) - Puntland ayaa soo saartay waaran lagusoo xirayo afar kamid ah siyaasiyiinta Puntland oo lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen weerarkii habeen hore lagu dilay askar katirsan ciidanka Puntland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 16, 2023

Talaado, May, 16, 2023 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud inuu abaabulay weerar xalay ka dhacay Garowe oo lagu qaaday ciidamo galbinayay sanaadiiqda doorashada.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]