7/5/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Juun 2, 2023

Jimce, Juun, 2, 2023 (HOL) - Danjiraha shaqada kasii tagaya ee Maraykanka u joogay Muqdisho Larry Andre, ayaa sheegay in loo baajiyay dhoolatuskii Maraykanku hogaaminayay ee horaantii sannadkan ka dhici lahaa Berbera sababo la xidhiidha dagaalka Laascaanood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Juun 1, 2023

Khamiis, Juun 1, 2023 (HOL) - Soomaaliya ayaa la wareegtay guddoomiyaha meertada ah ee Xafiiska Kor-joogtada Ergada Midowga Afrika ee Qaramada Midoobay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 31, 2023

Arbaco, May 31, 2023 (HOL) - Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa sheegay, dalku inuusan u dabranaanayn shakhsi iyo ama koox uu ku tilmaamay inay doonayaan in kaligood la dhegaysto oo la fuliyo danahooda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 30, 2023

Talaado, May 30, 2023 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay weerar kooxda Alshabaab ay saakay waaberigii kusoo qaadeen degaanka Masagawaa ee gobolka Galgaduud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 29, 2023

Isniin, May 29, 2023 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay maanta oo isniin ah dileen siddeed katirsan dagaalamayaasha kooxda Al-Shabaab, sidoo kalena gacanta ku soo dhigeen labo sarkaal oo sare.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, May 28, 2023

Axad, May 28, 2023 (HOL) - Puntland ayaa ku eedeysay dowladda federalka iyo qaar kamid ah dowlad goboleedyada ku shiray Muqdisho in ay ku heshiiyeen in dastuurka lalaalo, dalkana la galiyo afgambi siyaasadeed.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]