More Articles
Khamiis, August 18, 2016 (HOL) โ Munaasabad ballaaran oo si weyn u soo jiidatay Dhammaan ka Qeyb-galayaasha, isla markaana lagu soo Bandhigayay Hiddaha iyo Suugaanta Soomaaliyeed, ayaa Galabta lagu Qabtay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Warkii oo dhan
Arbaco, August 17, 2016 (HOL) - Alle ha u naxariistee Ugaas C/laahi Ciise Nuur oo ka mid ahaa madaxda dhaqanka ee Gobolka Sool ayaa ku geeriyoodey wadanka Turkiga sida ay HOL u xaqiijiyey Garaad C/salaan Xasan Maxamed.
Talaado, August 16, 2016 (HOL) โCiidamada Danab ee dowladda Somaliya ayaa howlgallo Qorshaysan ka fuliyay demgada Sunguuni ee gobolka Jubbada dhexe ,iyaga oo bur-buriyay Saldhig ay halkasi ku lahayd kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta gudaha Somalia.
Isniin, August 15, 2016 (HOL) โ Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed, gaar ahaan Danab, ayaa hawl-gallo qorsheysan ka fuliyay Degmada Sunguuni ee Gobolka Jubadda dhexe, kuwaas oo ku burburiyay saldhig ay Al-shabaab ku lahayd deegaankaas iyo koontarool ay lacago ku qaadi jireen.
Axad, August 14, 2016 (HOL) โ Maxkamadda CiidankaPuntland ayaa xukun dil ku fulisay, G/dhexe Caydaruus Daahir Awaare oo dhawaan dilay C/weli Faarax Ismaaciil oo ahaa laba xiddigle ka tirsana Ciidamada Daraawiishta Puntland.