More Articles
Sabti, December, 17, 2016 (HOL) - Laba gabdhood oo Somali Canadian ah ayaa laga helay gurigooda ,iyaga oo mayd ah sida ay shaacisay laanta danbi baarista booliska ee Canada , waana kiisaskii 23-aad iyo 24-aad oo oo sanadkan gudihiisa ka dhaca Ottowa.
Warkii oo dhan
Jimco, December, 16, 2016 (HOL) -Danjiraha QM ee Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay kulan ay la yeesheen wakiilada beesha caalamka guddiga madaxabanaan ee xalinta khilaafaadka oo dhawaan soo saaray liiska 11 xildhibaan oo la sheegay in la baabi'iyay natiijadoodii doorasho.
Khamiis, December, 15, 2016 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Caabud-waaq ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Ahlu Sunna Waljameeca la wareegeen saldhig ay deganaayeen ciidammada militariga dowladda Soomaaliya.
Arbaco, December, 14, 2016 (HOL) - RW xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm'arke oo saddexdii cisho ee la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Garoowe, ayaa maanta ka anbaxay magaalada Boosaaso isaga oo u kicitimay dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta
Talaado, December, 13, 2016 (HOL) - Madaxweynaha DF Soomaaliya Xasan Sheekh Max'uud ayaa galabta booqasho ku tagay Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho iyo isbitaalka Sheekh Zaaโid oo ku dhow Safaaradda.
Isniin, December 12, 2016 (HOL) โ Gudiga Doorashooyinka Dadban ee Puntland, ayaa Maanta soo gunaanaday Dorashadii Xubnihii ugu dambeeyay ee Aqalka Hoose oo Doorashadoodu ay shalay Dib uga billaabatay Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland.