More Articles
Axad, December, 24, 2017 (HOL)โWararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegay in galinkii danbe ee maanta laga dajiyay saraal ka tirsanaa Al-shabaab.
Warkii oo dhan
Sabti, December, 23 2017 (HOL) โSiyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa eedeyn culus u jeediyay madaxweyaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isaga oo faah faahin ka bixiyay weerar gurigiisa ay ku qaadeen todobaadkii hore ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Jimco, December, 22, 2017 (HOL) โ Shan Caruur ah ayaa lagu waramayaa ay ku dhinteen Ban ay ku cayaarayeen habeennimadii Khamiista deegaan lagu magacaabo Banisa oo ka tirsan degmada Mandera.
Khamiis, December, 21, 2017 (HOL)โXeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa ku gacanseyray goโaankii Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir uu ku soo afjaray kiiskii Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ay ku soo eedeysay Xafiiska Xeer Ilaalinta oo ahaa fal dambiyeed qiyaano Qaran iyo Qaran dumis.
Arbaco, December, 20, 2017 (HOL) โ Laga soo bilaabo bishii September ee sanadkan 2017 Al-shabaab waxaa ay weerar ku qaadeen dhowr saldhig militari oo ay ku sugnaayeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, iyaga oo ku dilay weeraradaas ku dhawaad 60 Askari, sidoo kalana ku qabsaday hub kala duwan.
Talaado, December, 19, 2017 (HOL)-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta ka soo hor muuqday Maxkamadda Gobolka Banaadir kaddib markii habeen hore ciidamada dowladda ay ka soo qabteen Gurigiisa.