7/5/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, April 22, 2021

Khamiis, April, 22, 2021 (HOL) - Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika (AU) ayaa caawa soo saaray bayaan ay ku cambaareynayaan go’aankii baarlamaanka Soomaaliya uu labo sano ugu kordhiyay dowladda, kaasoo meesha ka saaraya heshiiskii 17-kii Sebtember-2020.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, April 21, 2021

Arbaco, April, 21, 2021 (HOL) - Inta la xaqiijiyay ilaa sadax ruux oo shacab ah laba ka mid ahna aay dumar yihiin ayaa ku dhintay Hoobiyeyaal Duhurnimadii maanta kusoo dhacay xaafado ka tirsan degmooyinka Boondheere iyo Warta Nabadda waxaana ku dhaawacmay ilaa 5 ruux oo caruur u badan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, April 20, 2021

Talaado, April, 20, 2021 (HOL) - Dowladda Qatar ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay eedeyn culus oo uga timid safiirkii hore ee Mareykanka u qaabisanaa Soomaaliya Stephen Schwartz oo sheegay in dowladda Qatar lacag sharci darro ah siiso dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, April 19, 2021

Isniin, April, 19, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa isagoo ku sugan magaalada Kinshasa ee caasimadda Jamhuuriyada Dimoqaradiga ee Koongo sheegay Midowga Afrika inuu kaalin hoggaamineed ka qaadanayo fududeynta geeddi-socodka doorashooyinka Dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, April 18, 2021

Axad, April, 18, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safarkiisii ugu horreeyay ugu anbabaxay dalka Jamhuuriyadda Congo tan iyo markii dhawaan Baarlamaanka Soomaaliya uu muddo korarsi labo sano ah ku sameeyay.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]