7/5/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, April 28, 2021

Arbaco, April 28, 2021 (HOL) - Barlamaanka Soomaaliya ayaa beeniyay warar la faafiyay oo sheegaya in barlamaanku mooshin ka wado raysal Wasaare Rooble, si xilka looga tuuro.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, April 27, 2021

Talaado, April 27, 2021 (HOL) - Maamul Gobolleedka Koonfur Galbeed ayaa soo dhaweeyay go'aanka ay qaateen maamulada kale ee Galmudug iyo Hirshabeelle ee ka soo horjeestay muddo korarsiga dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, April 26, 2021

Isniin, April, 26, 2021 (HOL) -Qarramada Mdioobey ayaa war deg deg ah ka soo saartay dagaalladii ugu danbeeyay ee ka soo cusboonaaday ee Muqdisho ku dhaxmaray ciidamada kala taabacsan dowladda iyo mucaaradka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, April 25, 2021

Axad, April. 25, 2021 (HOL) - Dagaal culus ayaa goor dhaw ka qarxay qeybo ka mid ah degmada Hodan gaar ahaan Isgoyska KM4, iyadoo dagaalkan uu daba socdo dagaal isla maanta ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Cabdicasiis.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 24, 2021

Sabti, April. 24, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa kasoo horjeesatay mowqifka beesha caalamku ka qaadatay go’aankii uu barlamaanka Soomaaliya muddada ugu kordhiyay madaxweyne Farmaajo iyo dowladdiisa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, April 23, 2021

Jimco, April, 23, 2021 (HOL) - Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyay go’aankii golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ee ku saabsaneud xaalada siyaasadeed Soomaaliya

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]