7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, April 21, 2022

Khamiis, April, 21, 2022 (HOL) - Gudoomiyaha gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare, ayaa ku eedeeyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Cabdi Siciid Muuse inuu masuul ka yahay iska hor imaadkii caawa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee lagu dhaawacay taliye ku xigeenkii booliiska gobolka Mudug iyo nabadoon Yaasiin Cabdisamad.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, April 20, 2022

Arbaco, April, 20, 2022 (HOL) - Maxkamada Sare ee dalka ayaa goordhaw Laashay kiiska dacwada uu Fahad Yaasiin Xaaji Daahir kasoo gudbiyay guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Fedaraal ee FEIT, kaasoo ku saabsana doorashada kursigii uu u tartamay ee HOP 086.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, April 19, 2022

Talaado, April, 19, 2022 (HOL) - Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwadda ka dhanka ah hakinta kursiga hop086 oo uu horey ugu guulaystay taliyihii hore ee hay’adda nabad sugida ee NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, April 18, 2022

Isniin, April, 18, 2022 (HOL) - Tiro madaafiic ah ayaa lagu garaacay agagaarka xarunta Villa Hargeysa oo ay Maanta kulankoodii ugu horeeyay si wadajir ah ugu yeelanayeen labada Gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, April 17, 2022

Axad, April, 17, 2022 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo goordhaw ka dhacay duuleedka Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe, kaasoo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 16, 2022

Sabti, April, 16, 2022 (HOL) - Xafiiska Garyaqaanka guud ee Soomaaliya ayaa maxkamadda sare ee dalka ka codsaday inay diido dacwadda lagasoo gudbiyay go'aanka guddiga doorashadu ku hakiyay kursiga Fahad Yaasiin.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]