7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, April 27, 2022

Arbaco, April, 27, 2022 (HOL) - Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guulaystay guddoomiyaha barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, kadib markii wareeggii labaad ee doorashada uu ka guulaystay xildhibaan Xasan Cabdinuur oo ahaa musharraxii wareeggii koowaad ugu codka badnaa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, April 26, 2022

Talaado, April, 26, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in Xildhibaannada lagu soo doortay degmooyinka Garbahaarey iyo Ceelwaaq aysan ka qeyb gali karin doorashada guddoonka barlamaanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, April 25, 2022

Isniin, April, 25, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha kumeel gaarka ah ee barlamaanka Soomaaliya Cabdisalaan dhabancad ayaa sheegay in lagusoo weeraray hotel lagu dhaarinayay xildhibaannada lagusoo doortay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, April 24, 2022

Axad, April, 24, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay iney soo gabagabeeyeen qorshayaashii doorashada guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka Soomaaliya

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 23, 2022

Sabti, April, 23, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ee dalka Maxamed Cawil Warsame ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay doorashooyinka ka socda degmooyinka Ceelwaaq iyo Garbahaareey.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, April 22, 2022

Jimco, April, 22, 2022 (HOL) - Booliska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey qarax qof isisoo miidaamiyay oo caawa ka dhacay Hotel kuyaala xeebta Liido, halkaas oo ay ku sugnaayeen Taliyaha ciiddanka Booliiska Soomaaliya iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]