7/8/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Juun 8, 2022

Arbaco, Juun, 8, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa magacaabay labo lataliye oo cusub oo ku biiraya la taliyayaal hore oo uu dhowaan magacaabay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Juun 7, 2022

Talaado, Juun, 7, 2022 (HOL) - Maxkamad kutaala magaalada Baydhabo ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Maxamed Axmed Xasan (Goomeey) oo ka dambeeyay dilka haweeney lagu magacaabi jiray Aamino Maxamed Cusmaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 6, 2022

Isniin, Juun, 6, 2022 (HOL) - Munaasabada caleemo saarka madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud oo lagu wado inay dhacdo todobaadkan, ayaa haatan qaban qaabadeeda laga dareemayaa magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 5, 2022

Axad, Juun, 5, 2022 (HOL) - Ciidamada nabad sugida koonfur Galbeed ayaa haweeney lagu magacaabo Aamino Maxamuud waxay meydkeeda kasoo saareen Suuliga xaafad ka tirsan magaalada Baydhaba ee gobolka Baay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 4, 2022

Sabti, Juun, 4, 2022 (HOL) - Ciidamada Mareykanka ayaa fuliyay duqeyn diyaaradeed oo Jimcihii shalay lagu dilay shan xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 3, 2022

Jimco, Juun, 3, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeedinaayey munaasabad soo dhaweyn ah oo ay ku maamuuseen madaxda iyo bulshada maamulka Galmudug ayaa ka warbixiyey mudnaanta uu siinayo daadejinta adeegyada dowladda, adkeynta dimuqraadiyadda dalka iyo dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]