7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Juun 14, 2022

Talaado, Juun, 14, 2022 (HOL) - Safaaradda Soomaaliya ee Kenya ayaa ku eedeysay wasaaradda arrimaha dibadda Kenya inay ku xadgudubtay midnimada iyo madax bannaanida soohdimeed ee qaranimada Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 13, 2022

Isniin, Juun, 13, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay wafdi ay hoggaamineyso ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Victoria Nuland oo uu weheliyo Danjiraha Maraykanka ee Soomaaliya Larry André.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 12, 2022

Axad, Juun, 12, 2022 (HOL) - Agaasimihii hore ee hay’adda NISA, Fahad Yaasiin ayaa ku eedeeyay agaasimaha cusub ee hay’adda NISA, Mahad Salaad inuu xiriir weyn la-leeyahay ururka Alshabaab islamarkaana uu qeyb ka ahaa weeraro iyo shirqoolo saraakiil badan lagu qaarajiyay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 11, 2022

Sabti, Juun, 11, 2022 (HOL) - Agaasimihii hore ee hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA, Fahad Daahir Yaasiin ayaa ku eedeeyay raysal wasaare Rooble, agaasimaha NISA, Mahad Salaad iyo wasiir ku xigeenka warfaafinta, Cabdiraxman Alcaddaala, inay ka dambeeyaan shirqoolkii lagu dilay Ikraan Tahliil Faarax.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 10, 2022

Jimco, Juun, 10, 2022 (HOL) - Agaasimihii hore ee hay’adda nabad sugida Soomaaliya, Fahad Yaasiin oo wareysi gaar ah lala yeeshay ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha Jubbaland, isagoo ku tilmaamay mashruuc Ajnebi oo lagu beeray Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Juun 9, 2022

Khamiis, Juun, 9, 2022 (HOL) - Waxaa goordhaw si rasmi ah usoo gabagaboobay xaflada caleema saarka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, taasoo ay kasoo qeyb galeeb madax kala duwan oo ka socotay dalalka caalamka iyo madaxweynayaashii hore, raysal wasaarayaashii hore iyo madaxda dowlad goboleedyada dalka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]