7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 13, 2022

Khamiis, October, 13, 2022 (HOL) - Ururka Alshabaab ayaa soo bandhigay farriin maqal ah oo ka timid afhayeenka guud ee kooxda Alshabaab, Cali Dheere, maalmo kadib markii la sheegay inuu ku geeriyooday dagaal ka dhacay deegaanka Ceel Qooxle ee gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 12, 2022

Arbaco, October, 12, 2022 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo wali ka socda deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan oo aroornimadii hore ee saakay ka bilaawday halkaas, kadib markii dagaalamayaal ka tirsan shabaab ay weerar qaraxyo ku bilaawday ku qaadeen deegaankaasi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 11, 2022

Talaado, October, 11, 2022 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooleey ee gobolka sh/hoose ayaa sheegaya in qarax miino goordhaw lagu dilay guddoomiyahii degmadaasi Siid Cali Ibraahin Xasan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 10, 2022

Isniin, October, 10, 2022 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya nin hubeysan oo Maanta rasaas ku furay dad shacab ah oo ka dukaameysanaayay Suuqa ganacsiga ugu weyn Soomaaliya ee loo yaqaano Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 9, 2022

Axad, October, 9, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray ku baabi’iyay guddiyada golaha adeega garsoorka Soomaaliya iyo la-dagaalanka musuqmaasuqa, kuwaas oo ahaa labo guddi oo ay sameysay ama howlgalisay dowladdii hore ee Madaxweyne Farmaajo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 8, 2022

Sabti, October, 8, 2022 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Xalay ka dhacay magaalada Janaale ee gobolka Sh/hoose, kaasoo dowladda Soomaaliya ay sheegtay in lagu dilay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab iyo 13 xubnood oo ka mid aheyd ilaaladiisa.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]