7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 19, 2022

Arbaco, October, 19, 2022 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xoogan ka dhacay bartamaha Buundada degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 18, 2022

Talaado, October, 18, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay tallaabada ay dowladda Mareykanka cunaqabeteynta ugu soo rogtay shakhsiyaadka dhanka maaliyadda iyo saadka ka taageera ururka Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 17, 2022

Isniin, October, 17, 2022 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladdiisu ay dagaal dhab ah kula jirto Al-shabaab ayna cunaqabatayn ku soo rogi doonto cid walba oo gacan saar la leh kooxda Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 16, 2022

Axad, October, 16, 2022 (HOL) - Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa sheegay in dowladdiisa ay si adag u taageersan tahay qorshaha mideysan ee dowladda Soomaaliya iyo qabaailadu isaga kaashanayaan dagaalka Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 15, 2022

Sabti, October, 15, 2022 (HOL) - Waxaa goordhaw soo gabagaboobay Ciyaar xiiso badneyd oo dhexmartay xulalka qaranka dalalka Soomaaliya iyo South Sudan ee da'doodu ka hooseyso 17-sano.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 14, 2022

Jimco, October, 14, 2022 (HOL) - Ugu yaraan 10 ruux oo ay carruur ku jiraan ayaa ku naf waayay 16 kalena way ku dhaawacmeen qarax miino oo ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee gobolka Shabeellada hoose.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]