7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, November 10, 2022

Khamiis, November, 10, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa kala diray golihii dhaqaalaha qaranka, kadib markii uu sheegay inuu tixgaliyey baahida loo qabo in dib u habeyn lagu sameeyo golahan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, November 9, 2022

Arbaco, November, 9, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada xoogga dalka oo taageero ka helaya saaxiibada caalamka ay dileen 50 kamid ah dagaalamayaasha, kaddib howlgal ka dhacay deegaanka Ceel Gorof ee gobolka Galgaduud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, November 8, 2022

Talaado, November, 8, 2022 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Maanta Maleeshiyo beeleed hubeysan ay la wareegeen gacan ku heynta garoonka diyaaradaha magaaladaasi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, November 7, 2022

Isniin, November, 7, 2022 (HOL) - Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa awaamiir cusub oo ay soo saartay ku sheegtay in aan Al-Shabaab loogu yeerin magaca aan aheyn Khawaarij.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, November 6, 2022

Axad, November, 6, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay markii ugu horraysay ku guulaysatay inay xanibto akoono maaliyaddeed oo Alshabaab ku lahaayeen xawaaladaha iyo bangiyada dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, November 5, 2022

Sabti, November, 5, 2022 (HOL) - Ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyooday, tiro intaas ka badan ayaa ku dhaawacmay weerar ismiidaamin ah oo maqribkii caawa ka dhacay warshadii hore ee Nacnaca ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]