7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, November 17, 2022

Khamiis, November, 17, 2022 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka wadashaqeynta dowladda Soomaaliya iyo bangiga adduunka, ayaa sheegay inuu dalku ka soo gudbay dhibaatooyin badan haddana uu hiigsanayo horumar.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, November 16, 2022

Arbaco, November, 16, 2022 (HOL) - Wasaaradaha boostada iyo isgaarsiinta ee dowladda goboleedyada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen Wasaarada boostada iyo isgaarsiinta iyo Technologiyada Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, November 15, 2022

Talaado, November, 15, 2022 (HOL) - Golaha wasiirada ee xukuumadda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel-mariyay miisaaniyadda dowladda ee 2023 oo tiro ahaan gaaraysa $967.7 Milyan oo Dollar.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, November 14, 2022

Isniin, November, 14, 2022 (HOL) - Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry Andre iyo Safiir ku xigeenka Mareykanka ee dalka kenya oo shir jaraa'id Maanta si wadajir ah ugu qabtay xarunta Safaarada Mareykanka ay ku leedahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lacag gaaraysa 10 Milyan oo dollar waxay dul dhigeen xubno sare oo ka tirsan Madaxda Ururka Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, November 13, 2022

Axad, November, 13, 2022 (HOL) - Mucaaradka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay gabi ahaanba kalsoonidii iyo aqoonsigii kala noqdeen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, November 12, 2022

Sabti, November, 12, 2022 (HOL) - Taliye ku xigeenka qeybta Booliiska gobolka Banaadir Gaashaanle sare Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle ayaa Maanta soo saaray digniino culus oo la xariira qaraxyo waa weyn oo uu sheegay in kooxda Al-shabaab la damacsan tahay iney ka fuliso magaalooyin ka mid ah gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, November 11, 2022

Jimco, November, 11, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay Alshabaab maleegayaan falal amni darro oo aargoosi ah, kadib markii sida ay sheegtay uu jab xooggan uu kasoo gaaray howlgallada ka socda Galmudug iyo Hirshabeelle.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]