More Articles
Arbaco, May 29, 2013 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in kooxda Al-shabaab oo dagaal kula jirta ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa taageera ee AMISOM.
Warkii oo dhan
Talaado, May 28, 2013 (HOL) โ Shir ay kasoo qaybgaleen wufuud kakala timid caalamka oo isugu jira ganacsato,siyaasiyiin iyo shirakado Soomaali ah iyo ajaanib leedahay ayaa ka furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Kenyaโs hope to have a staunch ally rule regions bordering its northern territories has suffered a setback.
Full Story
Isniin, May 27, 2013 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud aya walaac ka muujiyay howlaha nabad ilaalineed ee ciidamada Kenya ay ku joogaan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, xilli ay dowladda Soomaaliya doonayso inay qabsato deegaannada kale ee ku yaalla gobolka Jubbada Hoose.
ADDIS ABABA (VOA) โ Somali President Hassan Sheikh Mohamed has expressed concern about Kenyan peacekeepers in the Somali port city of Kismayo, as the government seeks to regain control of the region. The Somali president addressed the issue at the African Union summit in Addis Ababa.
Wariye Ibraahim Cumar Baafo ayaa wareysi la yeeshay Sheekh Axmed Madoobe, Madaxweynaha Jubalanda ee dhawaan lagu doortay magaalada Kismayo.
Gunmen killed five people including two police officers along Kenya's volatile border with war-torn Somalia, the latest in a string of attacks, police said Sunday.
Sabti, May 25, 2013 (HOL) โ Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka gaashaandhigga Somalia, C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo ay ka mid yihiin: wasiirka warfaafinta, C/llaahi Ciilmooge Xirsi iyo wasiirka cadaaladda, C/llaahi Ayan Nuur ayaa ka baaqday safar ay maanta ku tegi lahaayeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaddib buuq ka dhashay tegistooda Kismaayo.
African leaders on Saturday opened celebrations for the 50th jubilee of the continental bloc, with Africa's myriad problems set aside for a day to mark the progress that has been made.
Jimco, May 24, 2013 (HOL) โ Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee IGAD oo kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxay ku go'aansadeen in dowladda Somalia ay qabato shir deg-deg ah oo loogu yeerayo dhammaan qaybaha ay quseyso ee ku nool gobollada Jubbooyinka, si shirkaas uu uga soo baxo Road-map lagu dhisayo maamul KMG ah oo laga hirgeliyo Jubbooyinka.
About 10 people are believed to have been killed in clashes between Ethiopian troops and al-Shabaab insurgents in the Somali city of Beledweyn, officials say.
Khamiis, May 23, 2013 (HOL) โ Urur goboleedka IGAD ayaa warbixin ay soo saareen maanta waxay ku sheegeen in dowladda Somalia looga dambeeyo dhismaha maamul goboleedyada dalka iyo hirgelinta habka federaalka ah ee dalka uu ku dhaqmayo, iyadoo la ixtiraamayo dastuurka Soomaaliya.