More Articles
Kenyaโs government rejected accusations by Somalia that its forces breached their peacekeeping mandate and said the troops will remain there until the Horn of Africa country stabilizes.
Full Story
Talaado, July 16, 2013 (HOL) โ Boqolaal Somali ah oo ku nool Mareykanka ayaa shalay dibadbax ka dhigay illinka hore ee safaarada dowladda Kenya ay ku leedahay magaalada Washington DC ee xarunta dalka Mareykanka, kaas oo ay kaga cabanayeen dhibaatooyinka ay sheegeen in ciidamada Kenya ay ka geysteen gudaha Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Isniin, July 15, 2013 (HOL) โ Waxaa xalay magaalada Nairobi ka dhacay kulan ballaaran oo isugu yimaadeen siyaasiyiin caan ah oo ku jira siyaasada wadamada Soomaaliya iyo Kenya.
PIRATE attacks off the coast of Somalia and in the Gulf of Aden dropped to their lowest level since 2006, an international watch group says.
Just weeks after british drilling company Tullow Oil announced it had doubled estimates of net oil in Turkana, a Canadian firm Vanoil Energy also prospecting in Kenya, has struck viable quantities of oil in North Eastern Kenya
Axad, July 14, 2013 (HOL) โ Qaar ka mid ah magaalooyinka waaweyn ee Puntland, waxaa maanta lagu gubey sanaadiiqdii iyo waraaqihii doorashada ee loogu tala galay in maalinta berri ah ay dadku codkooda ku dhiibtaan.
Sabti, July 13, 2013 (HOL) โ Ergeygga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramadda Midoobay (SRSG), Nicholas Kay ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, taasoo ahayd booqashadii ugu horreysay ee Kay uu ku tago Puntland oo ka mid ah maamullada dalka ka jira ee taageersan dowladda Soomaailya.
Despite gradual improvements in the humanitarian situation in Somalia, the needs remain immense, a senior United Nations relief official said today, calling for greater investment to break the cycle of crisis in the Horn of Africa nation.
A police official says a suicide bomber detonated his explosives near a moving convoy of African Union troops in Somalia's capital, killing himself and at least two others.
Jimco, July 12, 2013 (HOL) โ Weerar Ismiidaamin ah ayaa goor dhow lala beegsday gaadiid ay wateen ciidamada AMISOM oo marayay agagaarka xarunta hayโadda UNDP ay ku leedahay Muqdisho, iyadoo weerarkaas ay ka dhasheen khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Khamiis, July 11, 2013 (HOL) โ Barclays Bank oo ah bankiga ugu weyn UK oo lacagaha kaashka ah u kala gudbin jiray xawaaladaha Soomaalida ayaa ku dhawaaqay inuu xiray 100 sanaadiiq xisaabaad ah oo ay ku laahayeen xawaaladaha Soomaaliya, inkastoo tiro yar oo xawaalado ah uu u oglaaday inay weli isticmaalaan bangiga.
President Jacob Zuma has sent condolences to the government and the people of Somalia following the death of ambassador Sayid Sheriff on Wednesday.