More Articles
MOGADISHU - Turkish schools in Somalia have shown great success within two years, winning a total of 22 medals in Olympic competitions since 2011. Attaching great importance to education in Somalia, Turkish schools play a significant role in rebuilding the country's collapsed education system
Full Story
Isniin, Feberaayo 17, 2014 (HOL) War dhawaan naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in la dilay taliyihii nabadsugidda ee magaalada Kismaayo Ciise Kaabooni xilli sida la sheegay uu gurigiisa sii galayey.
Warkii oo dhan
The Turkish Foreign Ministry denied Sunday that it had cut off aid to Somalia over allegations of graft in the east African country. "We are working on the donation plan to Somalia for the year 2014 within the scope of our comprehensive support to the Somali government," the ministry said in a statement.
Axad, Feberaayo 16, 2014 (HOL) โ Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu lacago guddoonsiinayo ruuxii soo sheega meel hubka ay dhigataan xoogagga Al-shabaab ee Muqdisho ku sugan inay siinayaan lacag abaalmarin ah.
Sabti, Febaraayo 15, 2014 (HOL) โ Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka cunno-qabteynta hubka ee Soomaaliya iyo Eratria ayaa ka dalbaday Golaha Ammaanka in si buuxda loogu soo rogay Soomaaliya cunnoi-qabateynta hubka ee sannadkii hore laga qafiifiyay, kaddib markii dhawaan ay soo shaac baxday in dowladda Somalia ay hub kala duwan ka iibisay Al-shabaab.
Al Shabab militants in Somalia vowed to intensify targeted attacks against international aid organisations in the country, namely UN agencies operating in Somalia.
Somali Prime Minister Abdiweli Sheik Ahmed who is on an official tour to Addis Ababa is set to meet his Ethiopian counterpart Hailemariam Desalegn on Friday, as both leaders will discuss on issues relating to the security in the Horn of Africa region.
Jimce, Febaraayo 14, 2014 (HOL) โ Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa HOL uga waramay howl-gallada AMISOM ee iminka ka soconaya qyabo kamid ah Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, kaasoo is-badal lagu sameeyay sida uu xusay masuulkan.
Turkey has stopped direct budgetary support to Somalia, cutting off a major source of funding for a government trying to rebuild the country after more than two decades of chaos.
Khamiis, Febaraayo 13, 2014 (HOL) โ Magaalada Baydhabo ee caasimadda gobolka Bay ayaa lagu soo rogay bandow habeenkii ah, kaasi oo billaabanaya 6-da maqribnimo, kuna eg 6-da aroornimo. Guud ahaan dadka ku nool magaalada Baydhabo ayaa loo sheegay in xilliga bandowga uu billowdo aanan lagu arki karin gudaha magaalada qof socda iyo goob ganacsi oo furan toona.
Arbaco, Febaraayo 12, 2014 (HOL) โMadaxeynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in caafimaadkiisu wanaagsan yahay 100%, warkii laga faafiyay ee ahaa in uu dhintayna ay faafiyeen cadawga Umadda Soomaaliyeed.
Members of the German armed forces may soon be sent to Somalia to take part in a training mission. The opposition is skeptical, saying the security situation in the east African state remains unstable.