More Articles
Talaado, Abriil 01, 2014 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay maanta magaalada Muqdisho, kaddib socdaal uu laba habeen ku joogay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in loo baahan yahay in la isku dulqaato lana wada-hadlo.
Warkii oo dhan
Isniin, Maarso 31, 2014 (HOL) โ Madaxweynaha dowladda Somalia iyo guddoomiyaha baarlamaanka ayaa habeenkii labaad ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay, iyagoo maanta kulammo kala duwan la yeeshay ergooyin ka kala socday maamulladii looga dhawaaqay Baydhabo.
The Lib Dem rebellion over the ban on khat has opened up the chance of Labour stopping the measure dead in its tracks, but after several months it's still not clear what the party's policy is.
Full Story
Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdogan on Sunday hailed what appeared to be a decisive victory for his party in local elections, providing a boost that could help him emerge from a spate of recent troubles.
Axad, Maarso 30, 2014 (HOL) โ Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo gelinkii dambe ee maanta ka dhoofay Muqdisho ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
Sabti, Maarso 29, 2014 (HOL) โ Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta sheegay in wixii ka dambeeya bisha Abriil ee soo socota aan laga bixin doonin bankiga dhexe ee Soomaaliya wax lacag ah oo uusan idmin guddiga maaliyadda baarlamaanka, iyadoo la hubin doono sida lacagtaas loo isticmaalayo.
Turkish foreign ministry has concluded a week-long diplomatic training course for nearly ten future Somali diplomats, as part of the Turkish governmentโs plans to help boost the war-ravaged countryโs foreign policy.
Jimco, Maarso 28, 2014 (HOL) โ Saraakiil ka tirsan hay'adda QM qaarkood ayaa maanta gaaray degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan oo dhawaan ay la wareegeen ciidamada maamulka gobolka Hiiraan iyo kuwa AMISOM.
Geneva (AFP) โ The UN refugee agency on Friday criticised Kenya's decision to order all refugees, most of them Somalis, to report to two overcrowded camps after a deadly attack on a church.
Khamiis, Maarso 27, 2014 (HOL) โ Kulankii labaad ee shirka dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD ee ka hortagga abaaraha ayaa gellinkii dambe ee maanta lagu soo gaba-gaboobay magaalada Kampala ee dalka Uganda, shirkan oo socday intii u dhaxeysay 24-27 bishan Maarso ayaa looga hadlay arrimo badan.
The International Federation of Journalists (IFJ) today backed a call by its affiliate in Somalia, the National Union of Somali Journalists, to the Prime Minister of Ethiopia Hailemariam Desalegn to free Somali journalist, Mohamed Aweys Mudey, found guilty under Ethiopiaโs notoriously harsh anti-terror laws and sentenced to 27 years in jail.
Mogadishu (HOL) - The Somali National Army and the Ethiopian contingent of African Union Peacekeepers have on Wednesday reclaimed the strategic City of Elbur in the central Galgadud region which is about 376 kilometres north of the capital Mogadishu.