More Articles
Khamiis, September 04, 2014 (HOL) โ Wafdi ballaraan oo uu hoggaaminayo ku-xigeenka raโiisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ahna wasiirrka Diinta iyo Owqaafta, Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta gaaray degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan.
Warkii oo dhan
Arbaco, September 03, 2014 (HOL) โ Ugu yaraan sagaal qof oo uu ku jiro mid ka mid ah ciidamada dowladda Soomaliya ayaa ku dhintay iska-horimaad ku dhexmaray maanta meel ku dhow deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo dhinaca iyo xoogag taabacsan Al-shabaab.
Mogadishu, Somalia (HOL) -Somali forces backed by AMISOM tanks have entered the central Somalia town of Jalalaqsi after Islamist militant, Al-Shabaab vacated it.
Full Story
MOGADISHU, Somalia (AP) โ A U.S. airstrike in Somalia killed at least six members of the Islamic extremist group al-Shabab, possibly including its leader who was in a car that was hit.
Talaado, September 02, 2014 (HOL) โ Sarkaal Sare oo ka tirsan Al-shabaab ayaa maanta u sheegay wakaaladda wararka AP in duqeyntii diyaaradaha Mareykanka ee aan duuliyaha lahayn ay xalay ka geysteen gobolka Shabeellada Hoose lagu dilay lix saraakiisha sare ee Al-shabaab ka tirsanaa.
Mogadishu, Somalia (HOL) - Somali troops alongside AMISOM are on the brink of retaking the town of Jalalaqsi in Hiiraan region in central Somalia, army commander said.
Isniin, September 01, 2014 (HOL) โ Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ahna ku simaha madaxweynaha, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Baydhabo iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay.
MOGADISHU, Somalia: (AP) - Somali security forces said Sunday they had killed at least four Shabab militants, ending a coordinated car bomb and gun attack against the national intelligence headquarters and a detention facility in the capital Mogadishu.
Axad, Ogoosto 31, 2014 (HOL) โ Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gelinkii dambe ee maanta la wareegay deegaanka Fiidow oo kala qaybiya gobollada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan.
Sabti, Ogoosto 30, 2014 (HOL) โ Wafdigii wasiirrada xukuumadda ee uu hoggaaminayay wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, C/llaahi Godax Barre iyo Col. Barre Hiiraale ayaa Muqdisho yimid gellinkii dambe ee maanta, kaddib markii xal laga gaaray khilaafaadkii ka taagnaa Jubbooyinka dibna loogu celiyay Kismaayo ciidankiisii uu hoggaaminayay Col. Barre Aadan Shire.
MOGADISHU -- Senior international representatives to Somalia on Friday called on warring sides in the north of country to withdraw their forces from the disputed town of Saaxdheer and resolve differences through peaceful means.
Jimco, Ogoosto 29, 2014 (HOL) โ Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland UCID, Inj. Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay dagaalkii ciidamada Somaliland ay shalay ku qabsadeen deegaanka Saaxdheer ee gobolka Sool ayaa sheegay in beesha calaamku aysan waxba ku qasbi karin Somaliland.