More Articles
Fifty thousand children in Somalia could die unless they are given immediate assistance, the UN Humanitarian Coordinator in the Horn of Africa country has warned.
Full Story
Fifty thousand children in Somalia could die unless they are given immediate assistance, the UN Humanitarian Coordinator in the Horn of Africa country ...
Arbaco, Oktoobar 15, 2014 (HOL) โ Fiidnimadii caawa ayaa wuxuu qarax weyn oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay kasoo horjeedka Ex-fiyoore, iyadoo qaraxu uu haleelay baar halkaa ku taalla, waxaana mas'uuliyadda qaraxan sheegatay Al-shabaab.
Warkii oo dhan
Talaado, Oktoobar 14, 2014 (HOL) โDowlada Federaalka Somalia iyo Puntland oo afartii cashoee ugu dambeeyey magaalada Garoowe wadahadallo uga soconayeen ayaa maanta kala saxiixday heshiis 12 qodob ka kooban.
FREETOWN (Reuters) - A battalion of 800 Sierra Leone soldiers awaiting deployment as peacekeepers in Somalia has been placed in quarantine after one of its members tested positive for the deadly Ebola virus, military officials said on Tuesday
MOGADISHU, (Xinhua) -- The death toll from a car bomb attack in a popular cafe in Somali capital Mogadishu Sunday evening has climbed to 20, local officials said Monday
Isniin, Oktoobar 13, 2014 (HOL) โ Maydad hor leh ayaa laga helay maqaahi laga cabo qaxwaha oo ku taalla Muqdisho, taasoo lala beegsaday habeenkii xalay qarax gaari lag soo buuxiyay, sida uu sheegay milkiilaha maqaayadda, Daaโuud Maxamed Maalin.
Axad, Oktoobar 12, 2014 (HOL) โ Warar dheeri ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo caawa ka dhacay baar ku yaalla waddada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan baar ay dad badan ka qaxweynayeen, iyadoo 15-qof ay marayso tirade dadka ku dhintay qaraxan, iyadoo 20-qof oo kalena ay ka soo gaareen dhaawacyo kala duwan.
MOGADISHU (Reuters) - A vehicle parked near a hotel and a cafe in the centre of the Somali capital exploded on Sunday evening, a police officer said.
Sabti, Oktoobar 11, 2014 (HOL) โ Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagay degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose halkaasoo toddobaadkii hore ay ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM kala wareegeen Al-shabaab.
UNITED NATIONS(Reuters)- Somali army weapons and ammunition continue to be diverted to open markets despite the government's pledges to prevent its arms from leaking and ending up in the hands of Islamist militants, U.N. investigators said in a new report.
Jimco, Oktoobar 10, 2014 (HOL) โ Raโiisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sh. Axmed oo ay weheliyaan xubno wasiirro iyo xildhibaanno ah ayaa maant socdaal ku tagay magaalada Garoowe ee Puntland, iyadoo raโiisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdigiisa ay si diirran ugu soo dhaweeyeen garoonka xubno uu ka mid yahay madaxweynaha Puntland, C/weli Gaas.