More Articles
MOGADISHU โ Somalia`s al-Qaeda-affiliated Shebab rebels on Saturday launched a major offensive against a strategic island in the south of the country, causing heavy casualties, witnesses said.
Full Story
Sabti, November 08, 2014 (HOL) โ Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta si kala gooni-gooni ah ula kulmay xildhibaanada kala taageersan madaxweynaha Somalia iyo raโiisul waasarihiisa, isagoona ka dhageystay fikradahooda.
Warkii oo dhan
NAIROBI, Kenya (RNS) โ A Somali scholar is stoking Muslim anger after he published a book questioning the concept of the death penalty for apostasy in Islam.
MOGADISHU (Reuters) - Somalia's prime minister will face a 'no confidence' vote next week, a lawmaker said on Friday, as frustrated donors voiced concerns over another bout of political infighting which could slow an economic recovery from more than two decades of war.
Jimco, November 07, 2014 (HOL) โ Kooxo taabacsan Xarakada Al-shabaab ayaa maanta ka afduubtay deegaanka Cas-caseey oo ku dhow degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo shan ruux oo saddex ka mid ah ay ahaayeen dhakhaatiir.
NAIROBI, KENYAโSomalia's political leaders are at loggerheads once again over the reorganization of the cabinet, prompting a warning from the United Nations to focus on building credible institutions to move the country forward. Analysts say the next year will be crucial for solidifying Somaliaโs recent gains after decades of lawlessness.
Khamiis, November 06, 2014 (HOL) โ Mooshin dhan ka ah raโiisul wasaaraha Somalia, C/weli Sheekh Axmed ayaa galabta loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo tani ay sii xoojinayso muranka siyaasadeed ee u dhexeeya madaxda sare ee dalka.
Arbaco, November 05, 2014 (HOL) โ Khilaafka u dhexeeya madaxda dalka ayaa sababay in kala qaybsanaan ay soo dhexgasho, xubnaha baarlamaanka Somalia, taasoo ahayd mid horay looga bartay, waxaana xildhibaannno taageersan yihiin madaxweynaha ay billaabeen inay mooshin ka dhan ah raโiisul waasaraha Soomaaliya diyaariyaan.
A number of Somali lawmakers have demanded an apology from U.N. Special Envoy Nicholas Kay for allegations that some MPs had been bribed in order to influence their vote in a no-confidence vote on Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed.
Ottawa, Canada (HOL) - On Saturday, November 1st, Friends of University of Hargeisa School of Social Work Committee in partnership with Carleton University School of Social Work hosted their third annual fundraising dinner at Ron Kolbus Lakeside Gardens in Ottawa. The event was a huge success. It brought together many members of the Ottawa community, Carleton and University of Ottawa faculty, alumni and students
Talaado, November 04, 2014 (HOL) โ Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka dalka ayaa maanta ugu baaqay ergayga QM ee Somalia Nicholas Kay inuu raalligelin ka bixiyo eedeyn ku saabsan laaluush ay xildhibaannada ku bedelanayaan codadkooda si kalsoonida loogala noqdo ra'iisul wasaaraha Soomaaliya.
The president of Somalia is telling the United Nations to keep out of the country's internal politics. Monday's statement from President Hassan Sheikh Mohamud came after the U.N. envoy to Somalia, Nicholas Kay, expressed concern .....