More Articles
Jimco, Oktoobar 18, 2013 (HOL) — Bil kaddib markii xoogagga Al-shabaab ay weerar ku qaadeen dhimasha ganacsi ee Westgate Mall ee magaalada Nairobi ayaa waxaa kordhaya hanjabaadaha ay Al-shabaab u jeedinayso dalalka Bariga Afrika iyo kuwa ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Street lamps now light up some of Mogadishu's battle-scarred roads and couples hold hands at the seaside, scenes unthinkable when the Islamist al Shabaab group was in charge of Somalia.
Full Story
With the imminent deadline from Barclays to finalise their closure of money service business accounts, this factsheet provides an update on the situation, and on Government efforts to facilitate a durable solution. The UK recognises the role the Somali diaspora play in supporting the economy of their homeland through remittances.
Khamiis, Oktoobar 17, 2013 (HOL) — Madxaf lagu soo bandhigo taariikhada Soomaalida ayaa laga furay gobolka Minnesota ee waddanka Mareykanka, kaasoo noqonaya kii ugu horreeyya oo laga furo Waqooyiga Mareykanka. Isagoo sidoo kale noqonaya kii ugu horreeyay oo laga furo meel ka baxsan Soomaaliya.
Arbaco, Oktoobar 16, 2013 (HOL) — Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa ee qaybga ka ah AMSIOM ay sii joogi doonaan Somalia inta ay cagaheeda isaga taagayso, amnigana dib looga soo celinayo, kaddib khudbad uu ka jeediyay munaasabadda ciidul Adxa oo lagu qabtay magaalada Jabuuti.
Terrorists who attacked the Westgate Mall last month took turns to pray in between their bloody mission, new footage shows.
Talaado, Oktoobar 15, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu siiyay wargeys wabaahinta caalamka qaarkeed ku sheegay ay ciidamada Mareykanku ku qaadeen toddobaad ka hor degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose lagu soo wargeliyay.
The failed U.S. navy Seals raid along the coastal town of Barawe in Somalia was part of a broader US-Somali military and intelligence engagement to fight insurgents in the conflict-prone east African state, Somalia President Hassan Sheikh Mahmoud said in a rare interview.
Wakaalada wararka ee dalka Belgium ee Belga ayaa shaacisay in xabsiga loo taxaabay Maxamed Cabdi Xassan (Afweyne) oo ahaa mid kamid ah aasaasayaashii burcad badeeda Soomaaliya.
One of Somalia's most notorious pirate leaders, known as "Big Mouth", has been arrested in Brussels and placed in custody pending charges, judicial sources said Monday.
Axad, Oktoobar 13, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho kaddib shir uu kaga soo qaybgalay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay madaxda Afrika ku gaareen in la kordhiyo ciidamada AMISOM.
A miraa (khat) trader in Britain has sued the UK Government for banning import of the commodity in July.