9/27/2023
Today from Hiiraan Online:  _





Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Juun 27, 2014

Jimco, June 27, 2014 (HOL) — Shir madaxeedka 23-aad ee madaxda Midowga Afrika oo shalay ka furmay magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay horumarka ay sameysay dowladda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Juun 26, 2014

Khamiis, June 26, 2014 (HOL) — Ciidamada Somaliland ayaa ka baxay degmada Taleex ee gobolka Sool oo 12-kii bishan ay la wareegeen gacan ku haynteeda xilli uu degmadaas ka socday shir ay lahaayeen mas’uuliyiinta maamulka Khaatumo.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Thursday - June 26, 2014

At least two foreign peacekeepers have been killed in Somalia following an attack on a military base by militant Islamist group al-Shabab.

Full Story

Wararka Maanta-Arbaco, Juun 25, 2014

Arbaco, June 25, 2014 (HOL) — Munaasabad aad u ballaaran oo loogu dabaal-dagayay joojinta qaadka ayaa lagu qabtay galbeedka magaalada London ee xarunta dalka Britain, taasoo ay ka qaybgaleen dadweyne Soomaaliyeed oo aad u fara badan.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Wednesday - June 25, 2014

Mogadishu, June 24, 2014 — The Prime Minister of the Federal Government of Somalia His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed chaired an extraordinary session of the Somali Cabinet tonight that led to a unanimous approval of yesterday’s agreement reached by the opposing sides in South West Somalia.

Full Story

Wararka Maanta-Talaado, Juun 24, 2014

Talaado, June 24, 2014 (HOL) — Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre ayaa kasoo horjeestay heshiiskii lagu saxiixay magaalada Muqdisho shalay ee ay ku aqoonsatay dowladda Somalia maamulka saddexda gobol ee Koonfur-galbeed.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Tuesday - June 24, 2014

London, UK (HOL) -- As Ahmed (not his real name) walked home from his local marfish in Ealing, West London at 11.55pm last night he was in a mixed mood. As of 12am today Khat in the UK is officially banned and a class C drug.

Full Story

Wararka Maanta-Isniin, Juun 23, 2014

Isniin, June 23, 2014 (HOL) — Madaxda dowladda Somalia ayaa sheegay inay heshiis dhexdhigeen maamulladii looga dhawaaqay magaalada Baydhabo, iyadoo ay heshiiskaas goobjoog ka ahaayeen madaxweynaha Somalia, guddoomiyaha baarlamaanka iyo ra’iisul wasaaraha.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Monday - June 23, 2014

Mr Issa Mohamoud Farah alias Dollawaa, the Director General of the Ministry of Mineral Resources and Petrol for Puntland has rejected an accord entered by the Federal Government of Somalia (FGS) with two fuel companies, namely Shell and ExxonMobil.

Full Story

Somali News Update -Sunday - June 22, 2014

The Global Somali Diaspora Conference in Istanbul tonight elected Abdi Barud of the United Kingdom as the new Executive Director of the newly formed Diaspora organization Global Somali Diaspora born out of this two day conference.

Full Story

Wararka Maanta-Axad, Juun 22, 2014

Axad, June 22, 2014 (HOL) — Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta billaabay inuu burburiyo goobihii danta guud ee la dhistay intii ka dambeysay markii uu dalku galay dagaallada sokeeye.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 21, 2014

Sabti, June 21, 2014 (HOL) — Shirka caalamiga ah ee Qurbo-joogta Soomaaliyeed ayaa saakay oo Sabti ah si rasmi ah uga furmay magaalada Istanbuul ee waddanka Turkiga, waxaana shirkan ka qaybgalaya Soomaali fara badan oo daafaha caalamka isaga yimid.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]