More Articles
Isniin, Abriil 13, 2015 (HOL) โ Madaxda Mucaaradka Kenya ee (CORD), Rail Odinga iyo la guddoomiyihiisa, Kolonzo Musyoka ayaa weydiistay dowladda Mareykanka inay Kenya ka taageerto sidii ciidamada Kenya looga saari lahaa Soomaaliya.
Warkii oo dhan
KAKAMEGA, Kenya -- The Kenyan government on Sunday maintained it will not withdraw its troops from Somalia as being demanded by Somali militants.
Full Story
MOGADISHU (HOL)---Somali president Hassan Sheikh Mohamud and members of the country's military forces commemorated on Sunday the 55th anniversary of the founding of the Somali army.
Axad, Abriil 12, 2015 (HOL) โ Wasiirka Gaashaandhigga Somalia, Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta khudbad ka jeediyay 55-sano guuradii kasoo wareegtay maalinta la aasaasay ciidamada xoogga dalka, isagoo sheeegay in ciidamada xooggu ay marxalado kala duwan soo mareen.
Sabti, Abriil 11, 2015 (HOL) โ Madaxweyne ku xigeenka waddanka Kenya William Ruto ayaa ku baaqay maanta in muddo sedex bilood gudahood ah ay hay'adda qoxootiga Dunida ee UNHCR ku xirto xeryaha Qoxootiga Dhadhaab, haddii kale ay khasab ku noqonayso in dowladda Kenya ay xeryahaas xirto.
GAROWE (HOL) --- The Puntland semiautonomous region in northern Somalia has warned Somalia's government to stop intervening the country's constitution review process, in a new political storm that may open a door for a new constitutional crisis.
Jimco, Abriil 10, 2015 (HOL) โ Hayโado caalami ah oo howlaha gar-gaarka ka shaqeeya ayaa maanta oo Jimco ah ugu baaqay dowladda Kenya inay fasaxdo xawaaladaha Somalia ee ay maalmo ka hor xayiraadda saartay, si xayiraaddan aysan saameyn ugu yeelan xaalada bani'aadamnimo ee ka jirta Soomaaliya.
Garissa Township MP Aden Duale shocked Kenyans when, in a surprising turn-around, he tore into Al-Shabaab and its financiers and sympathisers.
Somalia's government has placed a bounty on the top 11 leaders of the militant Islamist al-Shabab group.
Khamiis, Abriil 09, 2015 (HOL) โ Golaha wasiirrada xukuumadda Somalia oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay Amniga guud ee dalka, xaaladaha shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Yaman iyo Kenya, iyagoo dul-dhigay lacag hoggaamiyaha ugu sarreeyo Al-shabaab.
In its latest move to counter the terror threat engulfing its country, the Kenyan government has banned at least 86 entities and individuals it accuses of financing or supporting terror activities in the country.
Arbaco, Abriil 08, 2015 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku dhawaaqay in caasimadda maamul-gobolleedka gobollada dhexe ee Somalia ay noqon doonto Dhuus-mareeb, shirka lagu dhisayo maamulka gobollada Mudug iyo Galgduudna uu magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud ka dhici doono 11-ka bishan Abriil.