More Articles
GAROWE (HOL)----A bomb tore apart a bus carrying UN employees in northern Somalia on Monday, killing at least ten people and wounded seven others in rare attacks in Puntland, a semi-autonomous region, officials told HOL.
Full Story
Axad, Abriil 19, 2015 (HOL) โ Taliska guud ee ciidamada AMSIOM ayaa xaqiijiyay in saddex ka mid ah ciidamadooda lagu dilay weerar gaadmo ah oo ay xoogag ka tirsan Al-shabaab ay ku qaaday maanta kolonyo gaadiid ah oo ay ciidamadoodu wateen.
Warkii oo dhan
NAIROBI (HOL) ---The Kenyan-based Somali Muslim scholars have condemned Al-Shababโs terrorist attack on Garissa University in which at least 147 people were killed on two weeks ago, joining mainstream Muslim communities who stood by Kenyans in the fight against extremists.
MOGADISHU โ Gunmen from Somali Islamist group al-Shabab killed a regional lawmaker on Saturday after he had taken his wife to hospital in the capital Mogadishu, the group and officials said.
Sabti, Abriil 18, 2015 (HOL) โ Dowladda Somalia oo markii ugu horreysay ka hadashay culeyska ay xukuumadda Kenya ku heyso Soomaalida dalkeeda ku nool, kaddib markii uu dhacay weerarkii lagu qaaday Jaamacadda Garissa ee lagu dilay 148-ka qof, ayay dhigeeda ka codsatay inay dib u furto shirkadaha xawaaladaha Soomaalida ee ay xayiraadaha kusoo rogtay dhawaan.
Hampered by a combination of political unrest, a lack of funding and poor infrastructure, Somalia have entered qualifying for the Africa Cup of Nations only once, in 1974.
Jimco, Abriil 17, 2015 (HOL) โ Hayโadda Amnesty International ayaa goโaankii ay Kenya ku dhawaaqday ee ahaa in 350,000 oo qoxooti Soomaaliyeed ah dib loogu celinayo gudaha Somalia ay tahay mid xad-gudub ku ah sharciyada caalamiga ah ee Qoxootiga.
Khamiis, Abriil 16, 2015 (HOL) โ Golaha aqalka sare (Senators) ee dalka Kenya ayaa ka hor-yimid maanta in qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Xeryaha Dhadhaab si Khasab ah dalkooda loogu celiyo. Kaddib markii madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto uu dhawaan ka dalbatay hay'adda UNHCR in saddex bilood gudahood ay Qoxootigan ku jira Dhadhaab dib ugu rarto gudaha Soomaaliya.
NAIROBI (HOL)--- The European Union on Thursday condemned the execution of six prisoners by Somaliland breakaway region in northern Somalia and said its an unexpected act that serves as a setback in the progress made in spreading the rule of law in Somaliland.
Arbaco, Abriil 15, 2015 (HOL) โXaflad ka dhacday xarunta madaxtooyada maamulka Jubbaland ee magaalada Kismaayo ayaa maanta si rasmi ah loogu shaaciyay xubnaha kamid noqon doona baarlamanka Jubbaland.
NAIROBI -- Kenyan parliamentarians on Wednesday pledged dialogue with the international community to facilitate voluntary repatriation of Somali refugees.
MOGADISHU (HOL) ---- The death toll from an Al-Shabab attack on Somalia's higher education ministry has risen to 17 people, officials said Tuesday, in the latest deadly attack against Somali government institutions.