More Articles
Jimco, Juun 19, 2015 (HOL) โ Hayโadda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa warbixin ay soo saartay kaga hadlay kororka dhaqaalaha Somalia, iyadoo xustay inuu kordhay dhaqaalaha Soomaaliya - 3.7%, iyadoo tani ay noqonayso markii ugu Horreysay muddo 25-sano ah oo ay IMF-tu ka hadasho dhaqaalaha Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Nairobi (AFP) - Kenya's president ordered Thursday the central bank to issue regulations and then lift restrictions on key money transfer services vital for Somalia suspended over suspected links to the Al-Qaeda-allied Shebab.
Full Story
Khamiis, Juun 18, 2015 (HOL) โ Wasaarrada Ammniga gudaha xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay fashiliyeen isku day weerar xoogagga Al-shabaab damacsanaayeen ay ku qaadaan xarunta ay degan yihiin ergada ka qeyb-qaadaneysa shirweynaha magaalada Cadaado.
Arbaco, Juun 17, 2015 (HOL) โ Inta badan Dalalka Dunida Muslimka ayaa ku dhawaqay Caawa in Berri ay tahay Maalinta Koowaad ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana Dowladaha ku dhawaaqay Ramadaanka ka mid ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Kenya's president vowed Wednesday to keep troops in Somalia to fight Islamist Shebab rebels, apparently dismissing suggestions the country may be drawing up an exit strategy in order to focus on attacks on its own soil.
The Somalian man accused of holding for ransom Canadian freelance journalist Amanda Lindhout intends to ask Canadian taxpayers to pay for his legal defence.
Talaado, Juun 16, 2015 (HOL) โ Madaxweynaha Puntland, C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa caawa si rasmi ah isku โshaandhayn ugu sameeyay qaar kamid ah golihiisa wasiirada, waxaana xilalkoodi waayay xubno si aad ah uga dhowa madaxweynaha oo uu ka mid yahay wasiirkii waxbarashada iyo tacllinta sare Cali Xaaji Warsame.
Isniin, Juun 15, 2015 (HOL) โ Xuska sannad-guuradii 55-aad ee kasoo wareegtay markii ay Xornimada heshay Somalia ayaa lagu qabtay Magaalada Minneapolis, iyadoo loo xiray xuskan wado weyn oo halbowle u ah ganacsiga magaalada oo lagu magacaabo Lake Street, waxaana kasoo Qayb-galay xuskan madaxda gobolka Minnesota iyo kuwo laga soo doorto dagmooyinka gobolka, iyadoo sidoo kale ay kasoo Qayb-galeen Mas'uuliyiin kala duwan oo Soomaali iyo Mareykan isugu jira.
MINNEAPOLIS (HOL) ----For decades, Somali womenโs pressing efforts for equal access to political representation in Somalia have made little headways in the male-dominated political circle where few women stand out among the crowd.
MOMBASA, Kenya (Reuters) โ Eleven Somali al Shabaab militants and two Kenyan soldiers were killed when the al Qaeda-linked fighters attacked a military base on Kenyaโs northern coast near to the Somali border on Sunday, a local official and a military spokesman said.
Axad, Juun 14, 2015 (HOL) โ Shir-madaxeedkii 25-aad ee Ururka Midowga Afrika ayaa Maanta ka Furmay Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika, iyadoo marka laga soo tago madaxda Afrika uu ka Qayb-galayo Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping.
Sabti, Juun 13, 2015 (HOL) โ Hay'adda Afrika u Qaabilsan Is-kaashiga iyo Horumarinta ee NEPAD oo kulankeedii 33-aad lagu Qabtay Maanta Halka uu Shirka Ururka Midowga Afrika ka socdo ee Waddanka Koonfur Afrika ayaa waxaa si Wadajir ah uga Qayb-galay Guddoomiyaha NEPAD oo ah madaxweynaha dalka Senegal, Macky Sall, Guddoomiyaha Midowga Afrika, Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe iyo Madaxweynaha Koonfur Afrika, Jacob Zuma.