More Articles
Arbaco, Ogoosto 05, 2015 (HOL) โ Qoxooti tiradoodu gaaraysay 116 qof oo ka mid ahaa Qoxootiga Soomaaliyeed ee ku noolaa dalka Kenya ayaa maanta laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Muqdihso, kuwaasoo si iskood ah u dalbaday in lagu celiyo dalkooda.
Warkii oo dhan
A soccer championship halftime show isn't the most likely place to see a presentation on hepatitis awareness from a Mayo Clinic researcher, but one doctor's team is doing what it takes to get the message out to the local Somali community.
Full Story
Talaado, Ogoosto 04, 2015 (HOL) โ Howlgalka Midowga Afrika ee Somalia [AMISOM] ayaa soo saartay maanta War-saxaafadeed ay shaacisay inay ka xun tahay in Ciidamadeeda ku sugan Degmada Marko ay Toogasho ku dilaan Dad Shacab ah oo aan Waxba Galabsan; iyadoo sheegtay inay qaadanayaan masโuuliyadda dilka loo geystay dadkaas Shacabka ah.
The United Nations and its partners have welcomed the significant commitments made at a recent high-level forum in Somalia that will be critical to the future of the Horn of Africa nation, including the holding of inclusive elections.
Isniin, Ogoosto 03, 2015 (HOL) โ Ururka Ahlusunna Waljamaaca ayaa maanta Xukunno ku Ridday Afar Wariye oo ay Maanta lasoo taagtay Maxkamad ku taalla degmada Dhuuso-mareeb ee Xarunta Gobolka Galguduud.
MOGADISHU (HOL) ----At least two African Union soldiers have been arrested in connection with allegations of civilian murders after three incidents in which soldiers randomly killed nearly two โdozenโ of civilians after bomb attacks on their convoys in the coastal town of Marka, officials said on Sunday.
Axad, Ogoosto 02, 2015 (HOL) โ Saraakiil ka tirsan AMISOM oo maanta gaaray degmada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellada Hoose ayaa kulammo la qaatay Oday-dhaqameedka Degmada Marka.
Sabti, Ogoosto 01, 2015 (HOL) โ Madaxweynaha Maamul-goboleedka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sh. Axmed Madoobe) oo Maanta Khudbad ka Jeediyay Shirkii Ansixinta Dastuurka Maamulka Jubbaland ayaa Sheegay in Doorashada Madaxtinimada Maamulka Jubbaland ay dhici doonto 15-ka bishan Ogoosto ee aynu ku jirno.
Muslim Link had an opportunity to interview Ilhan Ibrahim, who, along with her two sisters Hodan Ibrahim and Ayan Ibrahim, have co-founded Qurtuba Publishing House.
ROME (HOL) ---Having spent ten years in a legal battle with an Italian firm to reclaim its Rome embassy property rights, Somalia has scored a ground-breaking legal victory Friday after a court in Italy ruled the transfer of the building back to the Somali government.
Jimco, Luuliyo 31, 2015 (HOL) โ Shirkii Hiigsiga Somalia ee 2016-ka oo shalay lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho ayaa waxaa laga soo saaray illaa 37 qodob oo ay ku xubnihii ka socday beesha Caalamka.
BEIJING โ The cold case known as Malaysia Airlines Flight 370 has been jolted by a piece of flotsam that washed ashore, and now investigators are scrambling again.