More Articles
MOGADISHU (HOL) ----At animal markets in the Somali capital, a festive mood is raging as people are making hectic preparations for the upcoming Muslimsโ Eid-Aldha which is expected to start on Thursday.
Full Story
Talaado, September 22, 2015 (HOL) โ Taliska Guud ee AMISOM ayaa maanta ka hadlay Qaraxii ay Al-shabaab la beegsatay Xarunta madaxtooyada Somalia, iyadoo Weerarkaas ay Waxyeello kasoo Gaartay ilaalada la socotay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Danjire Nicholas Kay.
Warkii oo dhan
Isniin, September 21, 2015 (HOL) โ Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku dhintay in ka badan 20-qof oo kalena way ku dhaawacmeen qaraxii Maqribnimadii Caawa ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta Madaxtooyada Somlia, kaasoo masโuuliyadiisa ay sheegatay Al-shabaab.
MOGADISHU (HOL)----A suicide car bomber has targeted the gate of the presidential palace in the Somali capital, killing at least five people, police said Monday.
MOGADISHU (HOL)---Delegates from the northern semiautonomous state of Puntland have walked out of a consultative meeting discussing about the upcoming 2016 presidential elections in the Somali capital in protest of the formations of the government-backed rival Galmudug administration, sources told HOL on Sunday.
Axad, September 20, 2015 (HOL) โ Maamulka Puntland ayaa isaga baxay shirka Wada-tashiga ee Muqdisho ka Furmay, kaasoo looga Hadlayo Doorashooyinka ka dhaci doono Somalia marka la gaaro Sannadka 2016-ka.
Sabti, September 19, 2015 (HOL) โ Iyadoo Maanta Muqdisho ay soo Gaareen Hoggaanka Maamul-goboleedyada dalka ka jira ayaa waxaa Gellinkii dambe ee isla Maanta ka Furmay Xarunta Madaxtooyada Somalia shirka Wada-tagshiga Qaran ee Doorashooyinka 2016-ka. iyadoo shirkan uu si Rasmi ah u furay Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud.
Somali-born councillorย Hibaq Jamaย was greeted by rapturous applause after she attacked Ukip and Conservative councillors for their stances on the refugee crisis.
Jimco, September 18, 2015 (HOL) โ Xarunta AMISOM ee Muqdisho ayaa waxaa Shalay lagu Qabtay kulan Ujeeddadiisu ahayd in Dhallinyarada Soomaaliyeed lagu Dhiirri-geliyo sidii ay uga Qayb-qaadan lahaayeen Hawlaha Siyaasadeed ee ka socda Somalia.
TORONTO (HOL) ----The acquisition of a Somali citizenship has never been a hard task for the past two decades since warlords overthrew Somaliaโs central government in 1991, throwing away nearly all the stringent laws for which one was required to obtain a Somali citizenship.
Khamiis, September 17, 2015 (HOL) โ Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku Sheegay Wareysi uu siiyay Reuters in Deegaannadii ay Bishaan la Wareegeen Al-shabaab aysan Macnaheedu ahayn inay dib u soo laabanayso Awooddii Al-shabaab.
MOGADISHU: A blast claimed by the Somali Islamist militant group al Shabaab killed at least three soldiers who were waiting to collect their salaries at a military camp in the port city of Kismayu on Thursday, police and the group said.