More Articles
MOGADISHU, Somalia (AP) โ Kenyan forces pulled out of two towns in southern Somalia on Tuesday and Islamic extremists quickly moved into one of them, residents said.
Full Story
Talaado, Janaayo 26, 2016 (HOL) โ ALLAHA u naxariistee marxuum Cabdi Xaaji Goob-doon ayaa Barqonimadii Maanta lagu Aasay Qubuuraha Isbitaalka Madiina ee Muqdisho, kaddib markii uu xalay ku geeriyooday isbitaalka Daarul-shifa ee magaalada Muqdisho.
Warkii oo dhan
Isniin, Janaayo 25, 2016 (HOL) โ Guddi ay dowladda Kenya u magacawday inay baaraan weerarkii lagu qaaday xerada ciidamada Kenya ee deegeenka Ceel-caede ee Gobolka Gedo todobaadkii hore, ayaa ku eedeeyay beesha Mareexaan inay ka geysatay gacan weerarkaasi oo kooxda Al-shabaaab ay ku qaadday saldhiggaas.
The board of inquiry formed to probe what really happened during the attack on the Kenya Defence Forces (KDF) camp in El Adde, has started its work amid claims of betrayal. Preliminary findings showed the local clan might have played ....
GENEVA (HOL) โ Somaliaโs human rights record was scrutinized at the UN Human Rights Councilโs Universal Periodic Review (UPR) sessions since 2011. The country was represented in Geneva by a delegation led by Minister of Women and Human Rights, Ms. Zahra Ali Samantar, and included the Attorney General....
Axad, Janaayo 24, 2016 (HOL) โ Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, C/salaam Hadliye Cumar ayaa maanta ka qayb-galey shir ay isugu yimaadeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Carabta iyo Dowlada Hindiya, kaasoo ka furmay magaalada Manama ee Boqortooyada Baxreen.
A group of hardworking, family-oriented capitalists with a desire to do well and see their country prosper recently gathered to launch a support group for Zac Goldsmith in his bid to become London mayor. What could be more Conservative?
Sabti, Janaayo 23, 2016 (HOL) โ Xukuumadda Kenya ayaa shaacisay in ciidamadeedu ay ka baxayaan Somalia marka xasilloonida la sugo, iyadoo uu ku soo beegmayo warkan xilli ay Al-shabaab mar kale ku Gooddisay inay Weerarro kale la beegsan doonto Kenya haddii ay ciidamadeeda kala bixi waydo Somalia.
Jimco, Janaayo 22, 2016 (HOL) โ Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in la soo Af-jaray Howl-galkii Xeebta LIIDO, halkaasoo ay xalay weerareen xoogag ka tirsan Al-shabaab.
MOGADISHU (HOL) โ Somali security forces ended a siege by Al-Shabab of a beachfront restaurant before dawn Friday after hours of intermittent gunfire and explosions that saw attackers held out troops for many hours.
MOGADISHU (HOL) โ At least five people were killed after armed Al-Shabab fighters stormed a beachfront restaurant in the Somali capital, setting off a car and blasted their way into the building, officials said Thursday night.
Khamiis, Janaayo 21, 2016 (HOL) โ Ugu yaraan Shan ruux ayaa ku geeriyootay, 20-ruux oo kalena way ku dhaawacmeen Weerarro isugu jiray Qaraxyo iyo kuwo Toos ah oo ay Al-shabaab caawa fiidkii ku qaadday Baarka LIIDO Sea Food oo ka mid ah baararka ku yaalla Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.