More Articles
ADDIS ABABA, Ethiopia - Former UN secretary-general Kofi Annan has urged African leaders to leave when their mandated time is up and to avoid excluding opposing voices if elections are to cease contributing to conflicts on the continent.
Full Story
Talaado, Abriil 19, 2016 (HOL) โ Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhuftay Gellinkii dambe Maanta ah Mowjado ka dhashay bad-gariir ka dhacay Badweynta Hindiya, sida ay sheegeen Mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka Dekedda ee Muqdisho.
Warkii oo dhan
Isniin, Abriil 18, 2016 (HOL) โ Kooxo hubeysan oo gaari watay ayaa maanta laba qof oo la sheegay inuu midkood ka tirsanaa ilaalada Guddoomiyaha degmada Boondheere, iyadoo dilka kaddib uu iska-horimaad dhexmaray Ciidamada Amaanka Dowladda Soomaaliya iyo xoogaggii hubeysnaa ee dilalka geystay.
Dozens of African migrants have reportedly drowned after a boat carrying 400 people capsized in the Mediterranean Sea.
MOGADISHU (HOL) โThe African Union admitted its troops fighting militants in Somalia shot dead four civilians in a random shooting on a car in a town in southern Somalia on Saturday.
Axad, Abriil 17, 2016 (HOL) โ Shir-madaxeedkii Shanaad ee Amniga Afrika; (Tana High-Level Forum on Security in Africa) oo laba maalmood ka socday magaalada Bahir Dar ee dalka Itoobiya, ayaa si rasmi ah loo soo gunaanaday Maanta.
MOGADISHU (HOL) โ The African Union forces fighting the Al-Qaeda linked militant group in Somalia have shot dead four civilians including two women, in latest of several attacks targeting civilians, officials told HOL Saturday.
Sabti, Abriil 16, 2016 (HOL) โ Boqortooyada Sucuudiga, ayaa uga Digtay Washington meel-marinta Sharci cusub oo dhigaya in Saudi Arabia loo qabsan karo Weerarkii Al-Qaacida ay ku qaadday Mareykanka 11-kii September 2011-kii, kaasoo ay haatan gacanta ku hayaan xubnaha Congress-ka Mareykanka, waxayna ugu goodisay inay jari doonto xiriirka dhaqaale ee dalkeeda kala dhexeeyay Mareykanka.
Jimco, Abriil 15, 2016 (HOL) โ Warbixin cusub oo ay Qaramada Midoobay soo saartay, ayaa lagu xusay in 60-Milyan qof oo ku nool caalamka daafihiisa ay u baahan yihiin kaalmooyin deg-deg ah, iyadoo sheegtay inay arrintaan sabab u tahay cimilada El Nino oo haatan jirta.
Turkey's president has called for closer cooperation among Western and Muslim counties in the fight against terrorism, as he urged the leaders to tackle the problem from the security and financial fronts.
Khamiis, Abriil 14, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dib ugu laabtay Kismaayo ayaa ka hadlay shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho lagu qabtay, kaas oo looga hadlayay Doorashooyinka Dalka ka dhici doona Sannadkaan, ayna kasoo baxeen Go'aanno la xiriira Doorashooyinka.
Seven Somali pirates were sentenced to between six and 15 years in prison by a French court for the hijacking of a French yacht and killing of its owner in the Gulf of Aden in 2011.