More Articles
An attack by the Islamist group Al-Shabab on a hotel in the Somali capital, Mogadishu, has left at least at least 17 dead, police say.
Full Story
Jimco, Juun 24, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray xeer uu ku aqbaley xil ka qaadis uu Raโiisul Wasaaraha ku sameeyey laba xubnood oo ka tirsanaa Golaha Wasiirada.
Warkii oo dhan
LONDON (HOL) - As the polls for the UK vote on Remaining or Exiting the EU came in, many Somalis waiting for their suhuur before observing fast in the morning were gathered in a London cafรฉ. Most were worried by the early results
Khamiis, Juun 23, 2016 (HOL) โ Maamulka Puntland ayaa caawa Albaabada u laabay Xarumihii uu Radio Daljir ku lahaa Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso, waxaana la sheegay in xariggooda loo cuskaday amar kasoo baxay Taliyiaha Booliiska Puntland, Jen. C/qaadir Shire Faarax [Ereg].
BOSSASO (HOL) - Former Bari regional commissioner, Abdisamad Mohamed Galan and Puntland troops clashed on Thursday. The fight took place on the outskirts of Armo...
BELED WEYNE (HOL) - A delegation led by the IGAD envoy to Somalia, Amb. Mohamed Abdi Afay arrived in Beled Weyne to facilitate the state formation of Hiiraan and the Middle Shabelle.
Arbaco, Juun 22, 2016 (HOL) โShirkii madasha wadatashiga Qaran ee Doorashada Somalia ayaa galabta ka furmay Baydhabo, iyadoo ay ka qayb-galayaan Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya.
The Ogaden war between Ethiopia and Somalia lasted for one year but had very lasting consequences. For Farhiya, a woman born to a Somali father and Russian mother in St. Petersburg, it meant that she was separated from her father for nearly forty years.
In Somaliland, parents are trying to dissuade their children from dangerous and illegal migration to Europe by buying them second-hand cars that can be operated as taxis.
Isniin, Juun 20, 2016 (HOL) โ War-saxaafadeed ay Maanta soo bandhigeen Guddigii ay Dowladdu u saartay dhawaan baarintaanka raashin hay'adda WFP ay lahayd ee lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, ayaa kaga hadlay raashinkaas oo la sheegay markii hore inuu ahaa mid dhacay.
Axad, Juun 19, 2016 (HOL) โ Buuggaan oo loogu magacaabo dhageysashada codadka oo laga Diyaariyay Soomaali u badan Haween oo ku nool Koonfur Afrika ayna soo diyaarisay Hay'adda Action Support Center oo Kaashaneysa Somali Community Board - ayaa Waxaa lagu soo bandhigay hoolka shirarka hotelka Nura ee magaalada Johannesburg.
A jealous husband stabbed his estranged wife to death after she told him she wanted a divorce, a court has heard.