11/11/2025
Today from Hiiraan Online:  _





Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, September 11, 2025

Khamiis, September 11, 2025 (HOL) - Waxaa soo ifbaxay khilaaf diblumaasiyadeed oo u dhexeeya safaaradda dowladda federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania iyo safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, kaasi oo salka ku haya cidda sharci ahaan u qaabilsan danaha dowladda Soomaaliya dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC).

Warkii oo dhan

Somali News Update -Wednesday - September 10, 2025

Galkacyo (HOL) — Clan militia forces killed Dr. Omar Abdi Dahir, a young doctor working in Galkayo, in a revenge attack on Tuesday night, marking the second doctor to be slain in clan-related violence in the town.

Full Story

Wararka Maanta-Arbaco, September 10, 2025

Arbaco, September 10, 2025 (HOL) - Dr. Cumar Cabdi Daahir, oo ka mid ahaa dhaqaatiirta dhalinyarada ah ee ka howlgali jiray magaalada Gaalkacyo, ayaa noqday dhaqtarkii labaad ee Aano qabiil loogu dilo magaaladaas.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Tuesday - September 9, 2025

Mogadishu (HOL) — Israel said Tuesday it carried out a strike in Doha targeting senior Hamas figures as the group weighed a U.S. ceasefire proposal for Gaza, a rare attack on the soil of a U.S. ally that risks upending mediation efforts.

Full Story

Wararka Maanta-Talaado, September 9, 2025

Talaado, September 9, 2025 (HOL) - Bulshada Soomaalida ee ku dhaqan dalka Norway ayaa taariikh ka dhigay doorashooyinka baarlamaanka dalkaas ka dib markii laba siyaasi oo asal ahaan Soomaali ah loo doortay baarlamaanka, taasoo muujineysa korodhka matalaadda bulshooyinka qaxootiga iyo muhaajiriintu ku yeelanayaan golayaasha sharci dajinta ee waddamada Yurub.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 8, 2025

Isniin, September 8, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ka hortimid nidaamka fiisaha Online-ka ee dhawaan ay hirgelisay Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo looga baahan yahay ajaanibta dalka imanaysa inay si toos ah uga dalbadaan fiisaha Internet-ka.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Monday - September 8, 2025

Mogadishu (HOL) — President Hassan Sheikh Mohamud on Monday declared the establishment of Somalia’s national meteorological agency complete, calling it a milestone in rebuilding key state institutions. The agency now awaits approval by the federal parliament.

Full Story

Somali News Update -Sunday - September 7, 2025

Mogadishu (HOL) — A total lunar eclipse will unfold Sunday evening, casting a red glow over the moon and offering a rare spectacle for millions across Africa, the Middle East, Asia and western Australia.

Full Story

Wararka Maanta-Axad, September 7, 2025

Axad, September 7, 2025 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa si adag ugu eedeeyay dowladda Fedaraalka Soomaaliya inuu is taago dagaalkii mudada dheer dadka reer Hiiraan kula jireen Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Saturday - September 6, 2025

Mogadishu (HOL) — Somali referee Omar Abdiqadir Artan has been appointed to officiate at the FIFA U-20 World Cup in Chile, becoming the first Somali selected for the tournament and one of only three African referees chosen.

Full Story

Wararka Maanta-Sabti, September 6, 2025

Sabti, September 6, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya uu fashilmay kadib cadaadis Addis Ababa kaga yimid Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta iyo dowlado kale. Waxa kale oo uu ka waramay sidii uu ku bilowday xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland, xidhiidhka Maraykanka, iyo safar uu Farmaajo ku tagi gaadhay Hargaysa.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Friday - September 5, 2025

Mogadishu (HOL) — Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed has vowed to “correct” what he called the historic mistake of losing access to the Red Sea, framing the issue as a matter of national survival in comments likely to further strain relations with Somalia, Egypt and Eritrea.

Full Story



8:30:12 PM
Contact: [email protected]