More Articles
Arbaco, September 17, 2025 (HOL) - Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa si rasmi ah u qirtay inay ka dambeeyeen duqayntii 13-kii Sebteembar ka dhacday gobolka Sanaag ee Puntland, taas oo lagu dilay Cabdullaahi Cumar Cabdi, oo kamid ahaa nabadoonada deegaankaas.
Warkii oo dhan
Talaado, September 16, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka ee Jarmalka ayaa ku dhawaaqday in muwaadiniinteedu marka ay u safraan Somaliland ay raacaan nidaamka fiisaha ee ay Somaliland isticmaasho oo dal-ku-galka lagu qaato madaarradeeda.
Mogadishu (HOL) — A court in Mogadishu has sentenced a Somali woman to 15 years in prison after finding her guilty of laundering more than $1.2 million to finance operations for al-Shabab.
Full Story
Isniin, September 15, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in uusan isku soo taagi doonin xilka madaxweynaha Soomaaliya, isagoo xusay inuusan marnaba la tartami doonin madaxweynihii magacaabay.
Doha (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with the Emir of Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, at the Qatari Royal Palace on Monday.
Mogadishu (HOL) — Ramla Said Ahmed Ali, Somalia’s first Olympic boxer and one of the nation’s most celebrated athletes, returned to Mogadishu on Sunday to a hero’s welcome after cementing her place among the sport’s trailblazers with victories on some of boxing’s biggest stages.
Axad, September 14, 2025 (HOL) - Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa galinkii dambe ee Shalay kusoo bandhigay gudaha degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud hub iyo maxaabiis nolol looga qabtay kooxda Al-shabaab dagaalkii ka dhacay degmadaas Jimcihii lasoo dhaafay.
Sabti, September 13, 2025 (HOL) - Nabadoon Cumar Cabdillaahi Cabdi, oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka ee gobolka Sanaag, gaar ahaan degmada Badhan, ayaa galabta ku geeriyooday duqeyn ay fuliyeen diyaarado dagaal aan la aqoonsan cidda iska leh.
Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday inaugurated the new Intelligence and Reconnaissance Center of the Somali National Army (SNA) in Mogadishu, a move aimed at strengthening the country’s defense and security capabilities.
Mogadishu (HOL) — Somalia’s Defence Ministry said Friday that more than 30 Al-Shabaab militants were killed in El-Dheer after government forces and allied militias fought off a dawn assault, the heaviest clashes reported in central Galgaduud this week.
Jimco, September 12, 2025 (HOL) - Wasaaradda Gaashandhiga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya ciidamada deegaanka ay saakay waaberigii hore si geesinimo leh uga hortegay weerar ay kooxda Khawaarijta Al-Shabaab kusoo qaadeen degmada Ceel-Dheer ee gobolka Galguduud.
Mogadishu (HOL) — Somalia’s Council of Ministers has strongly condemned Israel’s strike on the Qatari capital, Doha, denouncing it as a “heinous attack” and a violation of Qatar’s sovereignty.