Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Isbeddel ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada maamulkaas

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Isbeddel ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada maamulkaas

OCT 28, 2025

Talaado, October 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa wareegto uu kasoo saaray xafiiskiisa ku sa...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo shaaciyay inuu labo duqayn ah ka fuliyay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari

Maraykanka oo shaaciyay inuu labo duqayn ah ka fuliyay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari

OCT 27, 2025

 Isniin, October 27, 2025 (HOL) - Taliska Ciidanka Maraykanka ee Afrika (US Africa Command AFRICOM) ayaa shaaciyay laba duqeyn oo ay ka fuliyeen ...

Warkii oo dhan »
Duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe oo lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-shabaab

Duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe oo lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-shabaab

OCT 27, 2025

Isniin, October 27, 2025 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn X...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Rwanda oo maanta kala saxiixday heshiis iskaashi oo muhiim ah

Soomaaliya iyo Rwanda oo maanta kala saxiixday heshiis iskaashi oo muhiim ah

OCT 27, 2025

 Isniin, October 27, 2025 (HOL) - Wasiiradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dowladaha  Soomaaliya iyo Rwanda Cabdisalaan Ca...

Warkii oo dhan »
Ra’iisul Wasaare Xamse oo u Magacaabay Prof. Saalim Caliyow Ibroow Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

Ra’iisul Wasaare Xamse oo u Magacaabay Prof. Saalim Caliyow Ibroow Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

OCT 27, 2025

 Isniin, October 27, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay Prof....

Warkii oo dhan »
Xisbiga Waddani ee Somaliland oo digniin u diray dowladda Soomaaliya kadib nidaamka dalku-galka ee ay soo rogtay

Xisbiga Waddani ee Somaliland oo digniin u diray dowladda Soomaaliya kadib nidaamka dalku-galka ee ay soo rogtay

OCT 27, 2025

 Isniin, October 27, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha xisbiga talada Somaliland haya ee Waddani, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in qorshaha dal-ku...

Warkii oo dhan »
Saddex Askari oo katirsan ciidanka Puntland oo ku dhaawacmay Qarax Daacish kula eegatay Calmiskaad

Saddex Askari oo katirsan ciidanka Puntland oo ku dhaawacmay Qarax Daacish kula eegatay Calmiskaad

OCT 27, 2025

 Isniin, October 27, 2025 (HOL) - Saddex askari oo kamid ah ciidamada Puntland ayaa ku dhaawacmay qarax lagula eegtay degaanka Dhasaan oo katirsa...

Warkii oo dhan »
Xisbiga KAAH ee Somaliland oo sheegay in aanu aqbali doonin in wadahadal dambe dhex maro Somaliland iyo Soomaaliya

Xisbiga KAAH ee Somaliland oo sheegay in aanu aqbali doonin in wadahadal dambe dhex maro Somaliland iyo Soomaaliya

OCT 27, 2025

 Isniin, October 27, 2025 (HOL) - Xisbiga mucaaradka Somaliland ugu weyn ee  KAAH, ayaa sheegay in aanu doonayn in wadahadal dambe dhex maro...

Warkii oo dhan »
Imaaraadka Carabta oo Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejiyay laba gaari oo dab-damis ah

Imaaraadka Carabta oo Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejiyay laba gaari oo dab-damis ah

OCT 27, 2025

Isniin, October 27, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqd...

Warkii oo dhan »
Xildhibaano Maraykan ah oo dalbaday in la baaro dhalashada Ilhaan Omar

Xildhibaano Maraykan ah oo dalbaday in la baaro dhalashada Ilhaan Omar

OCT 27, 2025

Isniin, October 27, 2025 (HOL) - Laba xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka (House of Representatives) ayaa ku baaqay in Waaxda Caddaal...

Warkii oo dhan »