Wararka Maanta
Warqad uu Madaxweynaha Somaliland aqoonsi kaga codsaday madaxda caalamka oo la helay
Axad, October 26, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa si rasmi ah ugu diray warqad madaxda caal...
Warkii oo dhan »Sidee Magaalada Carta ee dalka Jabuuti u Noqotay Gogosha Nabadda Soomaaliya? Warbixin
Axad, October 26, 2025 (HOL) - Inta u dhaxaysa buuro yaryar oo deggan iyo dhul ay deeqsinimo iyo diirran u gaar yihiin dadka reer Djibouti, waxa...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Cirro: Anagu Soomaaliya dagaal kulama jirno, Soomaali nacayb iyo cuqdadna ma qabno
Sabti, October 25, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in inkastoo ay Somaliland ka noq...
Warkii oo dhan »Shirka Sanadlaha ah ee Dib u Eegista Waxqabadka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay
Sabti, October 25, 2025 (HOL) - Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 25 Oktoobar 2...
Warkii oo dhan »Golaha Shacabka oo Dood Kulul ka yeeshay Hindise Sharciyeedka Lacag Bixinta Qaranka iyo Dib-u-eegista Sharciga La-dagaallanka Burcad Badeedka
Sabti, October 25, 2025 (HOL) - Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda sideedaad ee kalfadhiga 7...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Nigeria oo iskaashiga cusub ka yeelanaya la dagaalanka Argagixisada
Sabti, October 25, 2025 (HOL) - Taliyaha ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo loo yaqaano Jenera...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Dowladda Soomaaliya ku eedaysay in maamulka hawada ay u adeegsanayso cadaadinta shacabka
Sabti, October 25, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedaysay inay soo qorshaysay dagaal la xidhiidha ma...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Puntland oo ku dhawaaqay inuu lasoo afjaray Daacishtii ka dagaalamaysay Calmiskaad
Sabti, October 25, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ku dhawaaqay in Puntland ay guul weyn ka gaartay dagaalkii ay kul...
Warkii oo dhan »Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Soomaaliya, oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti si loo xoojiyo iskaashiga diineed ee labada dal
Sabti, October 25, 2025 (HOL) - Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa kulan rasmi ah...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Danjiraha Turkiga iyo Madaxda Shirkadda Favori si looga wada hadlo horumarinta Garoonka Aadan Cabdulle
Sabti, October 25, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Danj...
Warkii oo dhan »