Wararka Maanta

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka digay tallaabooyin lagu sheegay inay halis ku yihiin dowladnimada iyo hanaanka Federaalka

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka digay tallaabooyin lagu sheegay inay halis ku yihiin dowladnimada iyo hanaanka Federaalka

NOV 12, 2025

Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, ayaa uga digay madaxto...

Warkii oo dhan »
Haweenka ka qaxay colaada gobolka Darfur ee Suudaan, oo sheegay in layskugu daray kufsi iyo dil

Haweenka ka qaxay colaada gobolka Darfur ee Suudaan, oo sheegay in layskugu daray kufsi iyo dil

NOV 12, 2025

 Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Haween badan oo ka soo barakacay magaalada Al-Fashir ee gobolka Darfur ee dalka Suudaan ayaa sheegay in ay la ...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo qaaday talaabo la xariirta dilalka iyo dagaal beeleedyada ka dhaca Shabeellaha Hoose

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo qaaday talaabo la xariirta dilalka iyo dagaal beeleedyada ka dhaca Shabeellaha Hoose

NOV 12, 2025

Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda ciidamada Qalabka sida Soomaaliya oo ay wehlinayaan xubno baarayaal ah ayaa tagay...

Warkii oo dhan »
Puntland oo dishay sarkaal sare oo Daacish u qaabilsanaa miinooyinka

Puntland oo dishay sarkaal sare oo Daacish u qaabilsanaa miinooyinka

NOV 12, 2025

Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Ciidamada ammaanka Puntland ayaa sheegay inay dileen ninkii muddooyinkii ugu dambeeyay Daacish u qaabilsanaa miinooy...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo sheegtay in 148 qaxooti Soomaali ah oo kabaxay Yemen ay soo gaareen Muqdisho

Qaramada Midoobay oo sheegtay in 148 qaxooti Soomaali ah oo kabaxay Yemen ay soo gaareen Muqdisho

NOV 12, 2025

 Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in 148 qaxooti Soomaali ah oo horey ugu noolaa dalka Yemen ay si nabad ah...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhinacyo kala duwan taabanaya

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhinacyo kala duwan taabanaya

NOV 11, 2025

Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, iyo dhiggiisa dalka Aljeeriya,  Cabdulmaj...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo sheegtay in diyaarad aan oggolaansho ka haysan aanay isticmaalin doonin hawadeeda

Somaliland oo sheegtay in diyaarad aan oggolaansho ka haysan aanay isticmaalin doonin hawadeeda

NOV 11, 2025

 Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa sii xoojisay go’aamadii ay hore u soo saartay, iyada oo sheegtay in shirkadaha d...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Jarmalka oo ka wadahadlay Amniga iyo Maalgashiga

Soomaaliya iyo Jarmalka oo ka wadahadlay Amniga iyo Maalgashiga

NOV 11, 2025

 Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay Xa...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo sheegtay in lasoo afjaray cabashooyinkii shaqaalaha Garoonka Aadan Cadde

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo sheegtay in lasoo afjaray cabashooyinkii shaqaalaha Garoonka Aadan Cadde

NOV 11, 2025

 Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Faa...

Warkii oo dhan »
Saddex eedeysane oo loo soo xiray dilkii iyo gubistii nin dhimirka la’ ee ka dhacay Wanlaweyn

Saddex eedeysane oo loo soo xiray dilkii iyo gubistii nin dhimirka la’ ee ka dhacay Wanlaweyn

NOV 11, 2025

 Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen saddex nin oo loo heysto dhacdadii argagaxa lahayd...

Warkii oo dhan »