10/1/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 26, 2022

Arbaco, October, 26, 2022 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalo qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka NISA iyo saaxiibadda Caalamiga ah iney ku dileen 17 ka mid ah dagaalyahanada shabaab oo ay ku jiraan laba horjooge.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 25, 2022

Talaado, October, 25, 2022 (HOL) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Jenaraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalo ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka ay Maanta kula wareegeen deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud iyo waliba howlgaladii ugu dambeeyay ee ciidamada ay ka sameeyeen gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhaxe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 24, 2022

Isniin, October, 24, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa maanta warbixinta buuxda kasoo saartay dagaaladdii ka socday gobolka Shabeeladda dhexe, waxayna sheegtay in ciidamada qalabka iyo kuwa deegaanka oo taageero ka helaya saaxiibada caalmiga ah ay laayeen horjoogayaal iyo dagaalamayaal ka tirsan kooxda Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 23, 2022

Axad, October, 23, 2022 (HOL) - Ugu yaraan 9 qof ayaa ku geeriyooday, 47 kalena way ku dhaawacmeen weerarkii Alshabaab ay ku qaadeen hotel Tawakal ee magaalada Kismaayo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 22, 2022

Sabti, October, 22, 2022 (HOL) - Daad xoogan ayaa kusoo rogmaday magaalada Qardho ee gobolka Karkaar ee Puntland, kadib markii Roobab lixaad leh ay caawa iyo galabtay ka da’deen Qardho iyo deegaannada ku teedhsan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 21, 2022

Jimco, October, 21, 2022 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay hannaanka toosinta iyo dhamaystirka heshiisyada wadaagga wax soo saarka Shidaalka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadda Coastline Exploration.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]